BudBud primary & secondry school

BudBud primary & secondry school ✪Hᴏʏɢᴀ ᴀǫᴏᴏɴᴛᴀ ɪʏᴏ Tᴀᴄʟɪɪɴᴛᴀ📝📚
BᴜᴅBᴜᴅ Pʀɪᴍᴀʀʏ & Sᴇᴄᴏɴᴅᴀʀʏ sᴄʜᴏᴏʟ

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO    DEGMADA AFBARWAQO IYO SCHOOLKA BudBud primary & secondry school  OO SANADKII LABAAD OO XIR...
18/08/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

DEGMADA AFBARWAQO IYO SCHOOLKA BudBud primary & secondry school OO
SANADKII LABAAD OO XIRIIR AY KAALINTA 1AAD KA GASHAY IMTIXANKA SANAD DUGSIYEEDKA 2025-26 EE Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug WAA GUUL ALLE AYAANA MAHAD ISKA LEH

🎓 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎! 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎! 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎! 🎓Maamulka iyo macalimiinta iskuulka waxay hambalyo udirayaan 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 iskuulka e...
18/08/2026

🎓 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎! 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎! 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎! 🎓

Maamulka iyo macalimiinta iskuulka waxay hambalyo udirayaan 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 iskuulka ee 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 Hoose/ Dhexe iyo sare ee sanad dugsiyeedka 𝟐𝟎𝟐𝟓/𝟐𝟎𝟐𝟔, ee ay qaadday 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚, 𝐇𝐢𝐝𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐫𝐞.

Oo dhamaantooda Natiijo fiican ka keeneen

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐫𝐚𝐣𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥 𝐢𝐟𝐚𝐲𝐚. Insha Allah.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo ardayda form four BudBud primary & secondry school Natiijada aad keenteen mustaqbal ifaaya ay...
15/08/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
ardayda form four BudBud primary & secondry school Natiijada aad keenteen mustaqbal ifaaya ayaan idin rajeynaynaa dhamaantiina

25/06/2026

Natiijo qurux badan insha allah

Hambalyo, BudBud primary & secondry school  ayaa lagu qabanayaa markoodi ugu horeesay taariikhda Ee imtixanka shahaadiga...
07/06/2026

Hambalyo, BudBud primary & secondry school ayaa lagu qabanayaa markoodi ugu horeesay taariikhda Ee imtixanka shahaadiga Fasalka 8aad.Ee GALMUDUG.

Waa ardayda fasalka 8aad ee BudBud primary & secondry school  sanadkaan imtixanka waxaa imtixanka galaya 38 Arday Alle i...
18/05/2026

Waa ardayda fasalka 8aad ee BudBud primary & secondry school sanadkaan imtixanka waxaa imtixanka galaya 38 Arday Alle imtixanka haidin fududeeyo dhamaantiina Guul insha allah

Dufcadii 1aad ee form four ee  BudBud primary & secondry school alle haidin fududeeyo imtixaanka Guul ayaan idin rajeyna...
18/05/2026

Dufcadii 1aad ee form four ee BudBud primary & secondry school alle haidin fududeeyo imtixaanka Guul ayaan idin rajeynayaa insha allah

Shaacinta Natiijada Imtixaanka Teeramka Ee ardayda BudBud primary & secondry school  iyo waalidiinta oo aan ku marti qaa...
11/02/2026

Shaacinta Natiijada Imtixaanka Teeramka Ee ardayda BudBud primary & secondry school iyo waalidiinta oo aan ku marti qaadnay

11/02/2026

Ardayda BudBud primary & secondry school

Kaalmaha Dugsiga hoose
31/01/2026

Kaalmaha Dugsiga hoose

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BudBud primary & secondry school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to BudBud primary & secondry school:

Shortcuts

Share

Category