KAABE home-teaching school

KAABE home-teaching school kaabe school waa school ku yaalla magaalada gaalkacyo. dadka ayuu gurigooda wax ku baraa

KUSOO DHAWAADA SCHOOL-KA KAABEschoolka kaabe waa school ay aasaaseen dhallinyaro wax baratay oo ku nool magaalada gaalka...
28/01/2022

KUSOO DHAWAADA SCHOOL-KA KAABE

schoolka kaabe waa school ay aasaaseen dhallinyaro wax baratay oo ku nool magaalada gaalkacyo qaybta galmudug.
School-ku wuxuu u istaagay inuu daboolo baahiyaha aqooneed ee ka jira magaalada gaalkacyo.
Schoolku waxa uu dadka wax ku baraa guryahooda, si uu usoo dhiso ardayda aan wali school billaabin , schoolku waxaa kale oo uu caawiyaa ardayda schoolada dhigta ee ay casharadu ku adkaadeen.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252682835969

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAABE home-teaching school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category