Al-Hikma Collage For Eighteen Plus-Galkio

Al-Hikma Collage For Eighteen Plus-Galkio

Share

AL-HIKMA SCHOOL WAXA LOO TALO GALAY DADKA 18 KA JIRA AMA KA WEYN EE WAXBARASHADA AAN HALEELIN

20/07/2023

Muhiimadu Waa In aad Wax Noqoto

Al-Hikma Collage For Eighteen Plus-Galkio

18/07/2023

Al-Hikma Collage For Eighteen Plus-Galkio
War-galin Muhiim ah

Photos from Al-Hikma Collage For Eighteen Plus-Galkio's post 14/07/2023

Muddo Koban Wax Ku baro
Dugsi Sare
Dugsi dhexe
Dugsi hoose
Al-Hikma Collage For Eighteen Plus-Galkio

27/06/2023

EID MUBARAK

Dhamman Ummadda Islaamka gaar ahaan bulshada Somaliyed Waxan Ugu hambalyeynaynaa Eid Adxa


25/06/2023

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
SOMALI INDEPENDENCE 26 JUN

22/06/2023

TACSI

Maamulka Macalimiinta Iyo Ardayda Bahweynta AL-Hikma primary and secondary school
Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ustaad Siciid Yare Geel Maal oo ka mid aha Macalimiintii H**e ee Al-HIKMA SCHOOL.

Ehel iyo Qaraabo Samir Alle Ha Ka Siiyo

17/06/2023

FIIRO GAAR AH : DIWAAN GALINTII WEY SOCOTAA

14/06/2023

AL-HIKMA SCHOOL waxa uu idin diyaariyey "New Form 1 Class" oo lagu dhisayo ardayga ka soo gudbay fasalka 8-aad

Ardayga Waxa laga dhisaya Maadooyinka Scientific-ga ee form 1 lagu qaato

Xiliga waa Subax iyo Galab

Kala Xirir 090-7666720 /090-7669480 /090-7628592

09/06/2023



-HIKMA

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Israac, Galkaio
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00