Himilo Secondary School Galkaio Puntland

Himilo Secondary School Galkaio Puntland General

 Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda dugsiga sare ee       waxay tacsi tiiraanyo u dirayaan  macalin       oo Aabihii geer...
19/10/2022


Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda dugsiga sare ee waxay tacsi tiiraanyo u dirayaan macalin oo Aabihii geeriyooday
Waxan ugu ducaynayaa marxuunka in eebe fanaatul firdowsa geliyo ehelkii iyo qaraabadiina Samir iyo iimaan ha kawada siiyo amin amin amin

19/10/2022

Daabuurka dugsiga sare ee Himilo secondary.
#
"Midnimo iyo wadajir"

17/10/2022

daabuurka dugsiga Himilo secondary
daawade goorme ayey ahayd markii kuugu horeysay ee aad ka qayb gasho daabuurka dugsiga?

""midnimo""

09/10/2022
07/10/2022

,ogaysiis, ogaysiis

Iyadoo laga duulayo warqadda ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare D.Plnd
Beri oo Sabti ah ,waxaan dhammaan macalimiinta iyo ardayda dugsiga sare ee Himilo Secondary School ku war galinaynaa inuu fasax yahay schoolku bari oo bishu ku beegan tahay 08/10/2022 .
Axada ayaa dib loo bilaabayaa waxbarashada haddii Alle idmo.

Mahadsanidiin,

stdudent affairs

Waa sawiro ardayda oo  u fadhida imtixaankii bilaha ahaa guul dhamaantiin
27/09/2022

Waa sawiro ardayda oo u fadhida imtixaankii bilaha ahaa guul dhamaantiin

Address

Galkio
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Secondary School Galkaio Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category