10/01/2026
Alxamdulillah iskuulka Al-Shacab School_Budbud oo shalay Marti geliyey 400 oo qoys.
Illahay aya mahad leh oo shalay magaalada Budbud si nabad ah noogu soo dhameeyey raashin sadaqo ah oo ay la baxeen Ilma Siciid Cali Gurey waxaan leenahay sadaqada aad u bixiseen waalidkiin allah u aqbalo dalka abaar ba’an aya ka jirta illahy hanaga saaro abaartaas.