Lafoole Primary School

Lafoole Primary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Lafoole Primary School, Education & Learning, israac , laanta 3aad, Gaalkacyo.

DUGSIGA HOOSE/DHEXE EE LAFOOLE PRIMARY SCHOOL WAXAA UU KUYAAL XAAFADA ISRAAC,GAAR AHAAN MASJIDKA UZAAMA BINU ZAYD EE XERO-SIINAY,KALA SOOO XIRIIR WIXII FAAH-FAAHIN DHEERAAD AH: 0907750064 Ama 0907559857

23/09/2026

Baabuurka Fasalka 5aad Girls

23/09/2026

Fatima Abdrishiid Farah

Guulasyo.

Tartanka aqoon kaab OO u socda si wanaagsan ayaa bari isku aadka samayn doona Gorgor iyo Tiger.Who is the Winner?
23/09/2026

Tartanka aqoon kaab OO u socda si wanaagsan ayaa bari isku aadka samayn doona Gorgor iyo Tiger.

Who is the Winner?

17/09/2026

oo Tartarnka aqooneedku ka socdo dugsiga lafoole.
saakay waxaa fooda is daray labada Koox ee kala yiraahdo (8aad) iyo (5aad) ka kala socda

guulaystaashi ayaa noqday Kooxda Wadani oo ka socoto Fasalka 5aad, Hambalyo.

10/09/2026
10/09/2026

NATIIJADA TARTANKA ๐Ÿ†

Waxaa saaka, 10/09/2026, bilaabmay Tartanka Aqooneed ee Sanad Dugsiyeedka 2026โ€“2027, waxaana kulankii koowaad wada ciyaaray SYL Group iyo Wadajir Group oo kawada Tirsan Fasalka 8aad.

๐Ÿ† SYL Group: 8 dhibcood โ€” waxay ka jawaabeen dhammaan suโ€™aalihii 4-ta maado: Islamic, Science, Social Studies iyo Math.

Wadajir Group: 4 dhibcood โ€” waxay ka jawaabeen 2 maado, halka 2-da kale aysan ka jawaabin.

๐ŸŽ‰ Hambalyo SYL Group oo ku guuleysatay kulankii koowaad! ๐Ÿ‘๐Ÿ†

06/09/2026

โค๏ธ

06/09/2026

Subax kale iyo daabuurka Fasalka .

Hambalyo iyo BogaadinHambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin ayaan u dirayaa walalkay saaxiibkay qaaliga ah, Ustaad...
02/09/2026

Hambalyo iyo Bogaadin
Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin ayaan u dirayaa walalkay saaxiibkay qaaliga ah, Ustaad Maxamed Cabdullaahi Khalaf, munaasabadda loo magacaabay Maamulaha Dugsiga Omar Samatar.

Walaal, xilkan cusub ma aha oo keliya magacaabis, balse waa kalsooni, sharaf iyo masuuliyad laguu igmaday, taas oo ka tarjumaysa aqoontaada, kartidaada, dadaalkaaga iyo hufnaantaada.
Waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay in qof aan walaal iyo saaxiib nahay loo doortay inuu hoggaamiyo mid ka mid ah xarumaha waxbarashada. ee sare Waxaan kuu rajaynayaa in Alle SWT kuu fududeeyo xilka, kuna waafajiyo waxa khayrka u ah ardayda, macallimiinta iyo guud ahaan bulshada.

Ustaad Maxamed Cabdullaahi Khalaf, waxaan hubaa in hoggaankaaga lagu arki doono cadaalad, aqoon, dulqaad, wada-tashi iyo horumar. Maamulka wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa qalbi wanaagsan iyo niyad wanaagsan, waxaana kuu rajaynayaa inaad labadaba ku hoggaamiso.
Alle ha kaa dhigo maamule lagu daydo, macallin la qadariyo, hoggaamiye lagu kalsoon yahay, hana kuu fududeeyo inaad dugsiga Omar Samatar gaarsiiso heerar sare oo waxbarasho iyo tarbiyadeed.
ุฃู„ู ุฃู„ู ู…ุจุฑูˆูƒ ูŠุง ุฃุฎูŠ ูˆุตุฏูŠู‚ูŠ ุงู„ุนุฒูŠุฒุŒ ุฃุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠูˆูู‚ูƒ ููŠ ู…ู‡ู…ุชูƒ ุงู„ุฌุฏูŠุฏุฉุŒ ูˆุฃู† ูŠุนูŠู†ูƒ ุนู„ู‰ ุฃุฏุงุก ุงู„ุฃู…ุงู†ุฉุŒ ูˆุฃู† ูŠุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ู…ู†ุตุจ ุณุจุจู‹ุง ู„ู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ู†ุฌุงุญุŒ ูˆุฃู† ูŠุจุงุฑูƒ ููŠ ุนู„ู…ูƒ ูˆุนู…ู„ูƒ ูˆุฌู‡ูˆุฏูƒ.

25/08/2026

Suhuur mohomed Abdi oo ah Fasalka 1aad ayaa Nashiido macaan uga qayb Qaadatay Daabuurka.

Address

Israac , Laanta 3aad
Gaalkacyo

Telephone

906751715

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lafoole Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share