Faculty of Economics & Management Science MUST

Faculty of Economics & Management Science MUST This is the PA Page for Sharing Information to the society

Todobaadka bandhig cilmiyeed ka jamacada modern Faculty of Economics & Management Science MUST
14/06/2026

Todobaadka bandhig cilmiyeed ka jamacada modern
Faculty of Economics & Management Science MUST

16/05/2026

Siyaasi Samadoon Maxamed iyo Siyaasi Mohyadin Macalin Bashiir oo ka mid ah ardayda Modern University for Science and Technology Galkayo qaasatan Faculty of Economics & Management Science MUST ayaa dood adag yeeshay.

Modern University for Science and Technology Galkayo Ever to be the best
12/04/2026

Modern University for Science and Technology Galkayo
Ever to be the best

Modern University for Science and Technology Galkayo
06/04/2026

Modern University for Science and Technology Galkayo

Allaha u naxariisto Aabe Ali Shiekh Mohamed
22/03/2026

Allaha u naxariisto Aabe Ali Shiekh Mohamed

Eid Mubarak
20/03/2026

Eid Mubarak

Guul kale oo qurux badan   Saaxiibadeen Galkacyo University waxaan u rajeeneenaa guulo qurux badan I.aHambalyo modaren U...
14/03/2026

Guul kale oo qurux badan

Saaxiibadeen Galkacyo University waxaan u rajeeneenaa guulo qurux badan I.a

Hambalyo modaren University

10-ka beri ee ugu dambeeya Bisha barakaysan ee Ramadaan uga faaideyso qodobada soo socda 1. Qur'aan akhris 2. Duco badan...
11/03/2026

10-ka beri ee ugu dambeeya Bisha barakaysan ee Ramadaan uga faaideyso qodobada soo socda

1. Qur'aan akhris
2. Duco badan
3.Sadaqo
4.Ictikaaf
5.Qiyaamullayl
6.Samafal
7.Astaqfaar badan
8. Iyo in kale oo badan.

28/02/2026

Dadka deegaanka karin oo ka mahad celiyay deeqda biyo dhaaminta ah oo loo sameeyay

Ilaahay Abarta hanaga saaro.

Qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda, gaar ahaan ardayda barata Maamulka Dadweynaha 𝙋π™ͺπ™—π™‘π™žπ™˜ π˜Όπ™™π™’π™žπ™£π™žπ™¨π™©π™§π™–π™©π™žπ™€π™£, ayaa deeq biyo d...
28/02/2026

Qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda, gaar ahaan ardayda barata Maamulka Dadweynaha 𝙋π™ͺπ™—π™‘π™žπ™˜ π˜Όπ™™π™’π™žπ™£π™žπ™¨π™©π™§π™–π™©π™žπ™€π™£, ayaa deeq biyo dhaamis ah gaarsiiyay Deegaanka π™†π™–π™§π™žπ™£, oo qiyaastii 40km u jira magaalada Galkacyo.

Deeqdan biyo dhaamiska ah ayaa la xiriirta dadaallada ay ardaydu kaga qayb qaadanayaan gurmadka dadka ay abaartu saameysay, iyagoona fuliyay wajigii labaad ee biyo dhaaminta.

Ardayda ayaa waxaa wehlinayay hormuudka Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Jaamacadda, kuwaas oo si dhow ula socday hirgelinta hawshaan samafalka ah.

Masuuliyiinta ayaa ardayda uga mahad celiyay didaalka ay ugu jiraan caawinta dadka tabaalaysan ayagoona Ilaahay ka barayay in uu abaarta naga dulqaado.

Ugu dambayn, bulshada ku nool deegaanka oo deeqda la gaarsiiyay ayaa si diirran uga mahadceliyay deeqdan ay ardaydu soo gaarsiiyeen, taas oo ku soo beegantay xilli ay baahi weyn u qabeen biyo-dhaamin.




Address

Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Economics & Management Science MUST posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Faculty of Economics & Management Science MUST:

Shortcuts

Share