Ummadda primary and secondary school

Ummadda primary and secondary school The official page of the ummadda primary and secondary schoo

20/09/2026

๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜…๐—ผ๐—ฟ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ต.

๐ŸŽ‰ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐Ž๐†๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐ ๐ŸŽ‰Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Ummadda Primary & Secondary School waxay hambalyo iyo bogaa...
20/09/2026

๐ŸŽ‰ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐Ž๐†๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐ ๐ŸŽ‰
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Ummadda Primary & Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐Œ๐š๐ฐ๐ฅ๐ข๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ, oo loo doortay:
๐Ÿ† ๐†-๐Š๐ฎ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐Œ๐ข๐๐š๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐”๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š
Waxaan kuu rajaynaynaa hoggaan wanaagsan, masuuliyad, guul iyo horumar.
Waxaan sidoo kale u rajaynaynaa dhammaan xubnaha Midawga Ardayda inay si wadajir ah uga shaqeeyaan horumarinta iyo mideynta ardayda.
๐Ÿ’™ ๐”๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ
๐“๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐‹๐ž๐ก

Maamulka, Macalimiinta iyo Hawlwadeenada iskuulku waxay Hambalyo Udirayaan ๐๐š๐ฌ๐ญ๐š๐ก ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐’๐š๐ข๐ Oo Ku Guulaystay Guddoo...
20/09/2026

Maamulka, Macalimiinta iyo Hawlwadeenada iskuulku waxay Hambalyo Udirayaan ๐๐š๐ฌ๐ญ๐š๐ก ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐’๐š๐ข๐ Oo Ku Guulaystay Guddoomiyaha
Midawga Ardayda Iskuulka Ummadda

๐Ÿ† HAMBALYO

Waxaan kuu rajaynaynaa hoggaan wanaagsan,
guul iyo horumar joogto ah.
Ummadda Primary & Secondary School
Sadex-higlo, Somalia

Maanta waxaa si qurux badan uga qabsoontay Iskuulka Ummadda xafladdii doorashada Midawga Ardayda Iskuulka Ummadda. ๐Ÿ—ณ๏ธ๐ŸŽ“๐Ÿ‘ ...
20/09/2026

Maanta waxaa si qurux badan uga qabsoontay Iskuulka Ummadda xafladdii doorashada Midawga Ardayda Iskuulka Ummadda. ๐Ÿ—ณ๏ธ๐ŸŽ“

๐Ÿ‘ Mahad gaar ah dhammaan ardayda, macallimiinta iyo maamulka iskuulka iyo gudiga doorashada oo qayb ka qaatay qabsoomidda munaasabaddan.

Ummadda Primary & Secondary School
๐ŸŽ“ Tacliin Tayo Leh

20/09/2026

๐๐š๐ฌ๐ญ๐š๐ก ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐’๐š๐ข๐
Oo U Sharaxan Guddoomiyaha Midawga Ardayda Iskuulka Ummadda Ayaa Soo Jeedisay Ajandeyaasheeda waxqabad ee Ka Qaban doonto Iskuulka Hadii loo Doorto Guddoomiyaha Ardayda

20/09/2026

๐—”๐˜€๐—บ๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ
Ayaa lawadaagtay Ardayda Iskuulka Ummadda qorsheyaasheeda waxqabad hadii loo doorto hogaanka ardayda.

20/09/2026

Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Ummadda Khaliif Warsame Maxamed Ayaa Furay Munaasabada Doorashada Guddoomiyaha Iyo G-Kuxigeenka Midawga Ardayda Iskuulka Ummadda sanad dugsiyeedka 2026-2027

๐Œ๐”๐’๐‡๐€๐‘๐€๐— ๐†๐”๐ƒ๐ƒ๐Ž๐Ž๐Œ๐ˆ๐˜๐€๐‡๐€ ๐Œ๐ˆ๐ƒ๐€๐–๐†๐€ ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€๐€๐’๐Œ๐€ ๐€๐๐€๐€๐’๐„ ๐Œ๐Ž๐‡๐€๐Œ๐„๐ƒ๐ŸŒŸ Cadaalad โ€ข Sinnaan โ€ข Aqoon ๐ŸŒŸ๐€๐’๐Œ๐€ ๐€๐๐€๐€๐’๐„ ๐Œ๐Ž๐‡๐€๐Œ๐„๐ƒ, ayaa si rasmi...
16/09/2026

๐Œ๐”๐’๐‡๐€๐‘๐€๐— ๐†๐”๐ƒ๐ƒ๐Ž๐Ž๐Œ๐ˆ๐˜๐€๐‡๐€ ๐Œ๐ˆ๐ƒ๐€๐–๐†๐€ ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€

๐€๐’๐Œ๐€ ๐€๐๐€๐€๐’๐„ ๐Œ๐Ž๐‡๐€๐Œ๐„๐ƒ
๐ŸŒŸ Cadaalad โ€ข Sinnaan โ€ข Aqoon ๐ŸŒŸ
๐€๐’๐Œ๐€ ๐€๐๐€๐€๐’๐„ ๐Œ๐Ž๐‡๐€๐Œ๐„๐ƒ, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay tahay musharaxad u taagan xilka Guddoomiyaha Midawga Ardayda Iskuulka Ummada.

Ardaydu waxay si siman u heli doonaan fursad ay ku bartaan musharraxiinta iyo qorshayaashooda doorashada.
๐—จ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† & ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น ๐Ÿ’™

๐Ÿ“ข MUSHARRAX GUDDOOMIYAHA MIDAWGA ARDAYDA๐๐š๐ฌ๐ญ๐š๐ก ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐’๐š๐ข๐๐ŸŒŸ Waxqabad Dhab ah๐Ÿค Talo-wadaag๐Ÿ“š Hoggaan HufanMusharraxaddu...
16/09/2026

๐Ÿ“ข MUSHARRAX GUDDOOMIYAHA MIDAWGA ARDAYDA
๐๐š๐ฌ๐ญ๐š๐ก ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐’๐š๐ข๐
๐ŸŒŸ Waxqabad Dhab ah
๐Ÿค Talo-wadaag
๐Ÿ“š Hoggaan Hufan
Musharraxaddu waxay u taagan tahay xilka Guddoomiyaha Midawga Ardayda Iskuulka Ummadda.

๐—จ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† & ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น

๐Ÿ—ณ๏ธ JADWALKA DOORASHADA ARDAYDA 2026โ€“2027Ummadda Primary & Secondary School waxay si rasmi ah u shaacinaysaa jadwalka doo...
16/09/2026

๐Ÿ—ณ๏ธ JADWALKA DOORASHADA ARDAYDA 2026โ€“2027

Ummadda Primary & Secondary School waxay si rasmi ah u shaacinaysaa jadwalka doorashada ardayda. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿ“… Arbaco 16/09/2026
๐Ÿ”น Furitaanka ololaha
๐Ÿ”น Khudbadaha musharraxiinta
๐Ÿ”น Soo bandhigista qorshayaasha

๐Ÿ“… Sabti 19/09/2026
๐Ÿ”น Doodda musharraxiinta
๐Ÿ”น Suโ€™aalo & jawaabo
๐Ÿ”น Diyaarinta goobta doorashada

๐Ÿ“… Axad 20/09/2026
๐Ÿ”น Cod-bixinta ardayda ๐Ÿ—ณ๏ธ
๐Ÿ”น Tirinta codadka
๐Ÿ”น Ku dhawaaqista natiijada

๐Ÿค Doorasho hufan, cod ardayeed, iyo hoggaan wanaagsan.

๐Ÿ“š Ummadda Primary & Secondary School (UPSS)
Aqoon ku dhisan Akhlaaq

Address

Galmudug
Gaalkacyo

Telephone

+252614086765

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ummadda primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ummadda primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category