Xarunta gabdhaha mustaqbalka مركز فتيات المستقبل

Xarunta gabdhaha mustaqbalka مركز فتيات المستقبل 252906790616

Ogaysiis ogaysiis  xarunta gabdhaha mustaqbalka waxay ugu bishaaraynaysah dhaman hooyoyinka  jecel inay wax bartan ayago...
16/01/2022

Ogaysiis ogaysiis xarunta gabdhaha mustaqbalka waxay ugu bishaaraynaysah dhaman hooyoyinka jecel inay wax bartan ayago joga gurigoda iyo ilmaha yar yar maxadku wuxu idin haya wax barashada culuumta sharecada islamka مراحل مختلف maadoyinka maxadku bixiyo waxa kamid ah
1:تحفيظ القرآن الكريم quran
2:التفسير القرآن الكريم tafsiir
3:الأحاديث النبوية xadiisyo
4:مادة فقهfiqi
5:السيرة النبوية siiro
6:اللغة العربيه luuqada carabiga
7:قاعدة نورنيةhingaada ilmaha yar yar

Maxadku wuxu shaqaynayah subax ilaa habayn
Dhaman casharadu waxay ku baxayan hab online ah fadlan nagala soxirir wixii fah fahina labarada hos kaga muqda :7860927

   dhawada  xarunta gabdhaha mustaqbalka dhaman gabdhaha jecel barashada culuumta sharecada Xaruntaani waxay bixin doont...
12/09/2021

dhawada

xarunta gabdhaha mustaqbalka dhaman gabdhaha jecel barashada culuumta sharecada

Xaruntaani waxay bixin doontaa
Maadooyin kala duwan sida

1, Quraanka iyo xifdintiisa
2, tasfiirka quraanka
3, Axaadiista nabiga
4,siirada nabiga
5,fiqi
6,luuqadda carabiga

Casharadduna waxay ku bixi doonan
Hab online Ah

Fadlan nagala soo xiriir
1, 252907860927
2, 252906790616
3,0614661917

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta gabdhaha mustaqbalka مركز فتيات المستقبل posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category