Ahmed Gurey Primary School-Galkio.

Ahmed Gurey Primary School-Galkio. Waa dugsi hoose/dhexe oo ku yaal Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Wargalin.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland waxa ay dhawaan shaacin doontaa natiijadda imtix...
03/08/2023

Wargalin.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland waxa ay dhawaan shaacin doontaa natiijadda imtixaanka ee Fasalka 8aad ee Dugsiyadda dhexe ee Puntland ee sanad dugsiyeedka 2022/2023.
Ahmed Gurey Primary School-Galkio.

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS waxaa la ogaysiinayaa waalidiinta iyo Ardayda Ahmed Gurey Primary School-Galkio. In lasoo dha...
25/07/2023

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

waxaa la ogaysiinayaa waalidiinta iyo Ardayda Ahmed Gurey Primary School-Galkio. In lasoo dhajiyeey imtixaankii sanad dugsiyeedka
Maata oo Taariikhdu tahay 25/07/2023.

Kusoo dhawoow Ahmed Gurey Primary School-Galkio. Waxbarasho tayo sare leh,Barrayaal khibrad dheer leh iyo aqoon dhan wal...
14/07/2023

Kusoo dhawoow Ahmed Gurey Primary School-Galkio.

Waxbarasho tayo sare leh,Barrayaal khibrad dheer leh iyo aqoon dhan walba ardayga ka anfacaysa ayuu dugsiga Axmed gurey Caan ku yahay.

Nagala sooxidhiidh:

Whattsapp/Wicitaan:907754203/907672091.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907672091

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Gurey Primary School-Galkio. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category