Galkacyo Model Integrated Primary School

Galkacyo Model Integrated Primary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galkacyo Model Integrated Primary School, School, Hormar, Gaalkacyo.

Bulshada soomaliyeed waxan boggan ugu talo galnay inad kala socotan wax barashada loo dhanyahay Iskuulkaan waxa uu ku yaalaa
gobalka mudug gaara haan dagmada Galkacyo

๐Ÿ“ข IS-DIIWAAN-GELINTA SANAD-WAXBARASHEEDKA CUSUB 2026/2027 WAA AY FURAN TAHAY!๐ŸซGalkacyo Model Integrated Primary & Second...
24/08/2026

๐Ÿ“ข IS-DIIWAAN-GELINTA SANAD-WAXBARASHEEDKA CUSUB 2026/2027 WAA AY FURAN TAHAY!

๐ŸซGalkacyo Model Integrated Primary & Secondary School waxay dhammaan waalidiinta iyo ardayda sharafta leh ku ogeysiineysaa in ay furan tahay is-diiwaangelinta sanad-waxbarasheedka 2026/2027 ee fasallada oo dhan:

๐ŸŽ’ Fasallada Aan Bixino:
fasalka 1aad ee dugsiga hoose ilaa fasalka 1aad ee dugsiga sare (form 1)

โœจ WAR CUSUB OO NIDAAMKA WAXBARASHADA FARXAD U AH!
Sanadkan waxa aan si rasmi ah u bilaabaynaa Dugsiga Sare, iyadoo aan qaadanayno ardayda kooban: ๐ŸŽ“ Fasalka 9aad (Fasalka 1aad ee Dugsiga Sare / Form 1)

๐ŸŒŸ MUHIIMADDA AAD U DOORANEYSAAN ISKUULKEENNA:

๐ŸŽ 100% WAXBARASHO BILAASH AH (FREE): oo lacag lagaaa qaadeyn.

๐Ÿค WAXBARASHO LOO DHAN YAHAY (ARDAYDA DHAGOOLAHA IYO ARDAYDA AAN AHEYN LABADABA):

๐Ÿ“ GOOBTA UU ISKUULKA KU YAALO: Degmada Gaalkacyo, Xaafadda Horumar, Agagaarka Saldhigga Shabeel, Galmudug.
๐Ÿ“ž NALA SOO XIRIIR SI AAD U DIIS-DIIWAANGELISO: ๐Ÿ“ฑ 0611770033 | 0614000744 ๐ŸŒ Web: www.gmipss.edu.so

Mustaqbalka ilmahaaga wuxuu ka bilaabmaa doorashadaada maanta! Waxbarashadu waa iftiin! ๐Ÿ’ซ

HAMBALYO IYO BOGAADINMaamulaha iskuulku marka 1aad waxa uu Halkaan  hambalyo iyo boogaadin uga dirayaa qaybaha maamulka,...
18/08/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Maamulaha iskuulku marka 1aad waxa uu Halkaan hambalyo iyo boogaadin uga dirayaa qaybaha maamulka, Macalimiinta, ardayda iyo waalidiinta iskuulka Galkacyo model integrated oo heer sare ka gaaray imtixaankii fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2025-2026
Markad 2aad waxa uu bogaadinayaa isbadalka weyn ee sanadkaan iskuulku ku soo gaaray kaalinta 31-aad ee guud ahaan 197-ka iskuul ee galmudug imtixaanka u fariisatay sidoo kale waxa uu iskuulku sanadkaan galay iskuulka 3aad ee ugu sarreeya iskuulada Gaalkacyo.
Marka 3-aad waxa uu maamulka iskuulku ku amaanayaa Hormarka iyo didaalka ay macallimiinta, ardayda iyo waalidiintu ku bixiyeen waxbarashada.
Ugu danbayn waxa uu maamulku guul u rajaynayaa ardayda iskuulka waxa uuna u mahadcelinayaa macallimiinta laf-dhabarka u ahayd guusha sannadkaan.

06/06/2026
Hambalyo    hambalyo     hambalyo Waxaa sharaf weyn inoo ah in si sharafleh ay inoogu qabsoontay xafladii qalin jabinta ...
06/06/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaa sharaf weyn inoo ah in si sharafleh ay
inoogu qabsoontay xafladii qalin jabinta fasalka 8 aad e iskuulka Galkacyo Model Integrated Primary School 2025-2026.
Runti waxa ay aheyd xaflad heerkeedu aad u sareeyo .
Waxaan ardaydeena kula dardaarmaynaa dadaalkooda in ay sii laba jibaraan.
waxbarashadana u dhabar adeygaan .

Waxaana idiin rajaynaynaa bahda fasalka 8 aad mustaqbal ifaaya insha allh
Guuleysta

Hambayo Hambalyo ardayda Galkacyo model integrated examination midterm 2025-2026I wish you success
12/01/2026

Hambayo Hambalyo ardayda Galkacyo model integrated examination midterm 2025-2026
I wish you success

Hambalyo hambayo 10 arday oo ugu saraysa  imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2024-2025GUGSIGA IS  DHEXGALKA CAALAMIGA AH EE...
06/12/2025

Hambalyo hambayo 10 arday oo ugu saraysa imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2024-2025
GUGSIGA IS DHEXGALKA CAALAMIGA AH EE GALKACYO Galkacyo Model Integrated Primary School

Tartankii Galkacyo Model Integrated Primary School oo wareegii sadexaad galay facekii  1aad sanad   dugsiyeedka  2025-20...
06/11/2025

Tartankii Galkacyo Model Integrated Primary School oo wareegii sadexaad galay facekii 1aad sanad dugsiyeedka 2025-2026 hambalyo dhamaan reer galkacyo model integrated .macalimiin.maamulka.iyo ardayda. oo aqoontooda soo bandhigay

28/10/2025

at Galkacyo Model Integrated Primary School

Address

Hormar
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galkacyo Model Integrated Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category