Manha Training Centre

Manha Training Centre Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Manha Training Centre, Educational consultant, Soomalia, Gaalkacyo.

Manha Training centre waa xarun loogu tala galay qabashada tababarada gaagaaban si loo kor loogu qaadao aqoonta iyo Xirfada dadka waxbarashada jecel gaar ahaana dhalinyarada waxbarata dal iyo Dibadna hab online ah iyo Hab joogta ah

MANHA TRAINING  CENTRE BISHAARO  TABABAR CUSUB XAFIISKA  DIIWAANGALINTA REGISTARTION OFFICE MCH TRAININGTABABAR CAAFIMAA...
22/07/2026

MANHA TRAINING CENTRE
BISHAARO TABABAR CUSUB
XAFIISKA DIIWAANGALINTA
REGISTARTION OFFICE
MCH TRAINING
TABABAR CAAFIMAADKA HOOYADA IYO CARRUURTA
FAAHFAHIN KOBAN MCH TRAINING COURSE
MCH (Maternal and Child Health) waa tababar ku saabsan caafimaadka hooyada, ilmaha iyo dhallaanka.
UJEEDDADA TABABARKA:
In la kordhiyo aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha caafimaadka si loo bixiyo daryeel tayo leh oo badbaado leh oo loogu adeego hooyooyinka iyo carruurta.
Fursadaha MCH Training
Tababarka MCH (Maternal and Child Health) Ardeygii dhamaystaa wuxuu helayaa fursado badan oo shaqo iyo horumar xirfadeed, sida:
1. MCH Nurse / Midwife
2. MCH Health Worker
3. Child Health Worker
4. Maternal Health Assistant
5. Community Health Worker (CHW)
6. Immunization/EPI Worker
7. Nutrition Assistant
8. MCH Program Assistant
9. Community Health Educator
FAAโ€™IIDADA UGU WEYN:
Waxay kordhisaa aqoonta iyo xirfadaha ku saabsan caafimaadka hooyada iyo carruurta, waxayna kaa caawin kartaa helitaanka shaqo, tababarro kale, iyo horumarinta xirfadda caafimaadka.
Soo dhawaada wuxuu tababarkani ku baxayaa oflline Class iyo Online Class wuxuu inoo bilaabannayaa 25-30 july 2026
Waxaa bixin Doona Tabbabarkan
Senior Trainer & Lecturer Mr Muse Colhaye ( MHN, BCD,BHN,)

29/01/2026

MAHADSANID MUDANE XILDHIBAAN ABDULAHI DHUNKAAL.
WAA SAAXIIBKA BAHDA TACLIINTA MARWALVA DHIIRIGALIYA
SIGAARAAN UGU MAHADCELINAYAA
XILDHIBAAN DOORKIISA GUYA IYO MTC AHAANBA

TABABAR AY SIDWAJIR AH U QABTEEN MANHA TARINING CENTRE IYO URURIRKA MIDAWGA ARDEYDA JAMACADAHA GALKACYO EE GOBOLKA MUDUG...
29/01/2026

TABABAR AY SIDWAJIR AH
U QABTEEN MANHA TARINING CENTRE IYO URURIRKA MIDAWGA ARDEYDA JAMACADAHA GALKACYO EE GOBOLKA MUDUG EE GUYA.

Waxaa si guul leh ku soo gabagaboobay tababar muhiim ah oo ay qaadanayeen ardayda jaamacadaha Gobolka Mudug, kaas oo diiradda lagu saarayay xalinta khilaafaadka (Conflict Resolution) kaas oo ay Soo qaban qaabisey Dalladda Ardeyda Jaamacadaha Magaalada Galkacyo ee (GUYA)

Tababarkan oo uu bixinayay Ustaad Dr. Mouse Colhaye, Agaasimaha Xarunta Manha Training Center, ayaa munaasabaddii xiritaankiisa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin:

Xoghayaha Degmada Galkacyo Puntland, Eng. Shaafici Awil,
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Degmada Galkacyo Galmudug mr Daahir Mohamoud,
Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka,
Macallimiin ka kala socday dugsiyada iyo jaamacadaha magaalada Galkacyo,
Masuuliyiin kale oo muhiim ah

Tababarkan oo si gaar ah diiradda u saarayay xalinta khilaafaadka, ayaa waxa si weyn uga faaโ€™iideystay ardayda iyo masuuliyiintii kala duwanaa ee ka soo qeyb galay, isagoo kor u qaaday fahamka iyo xirfadaha la xiriira maaraynta khilaafaadka bulshada.

TABABAR KU SAHABSAN XALINTA KHILAAFAADKA.GUYA WITH MANHA TRAINING CENTRE. Waxaa si guul leh ku soo gabagaboobay tababar ...
29/01/2026

TABABAR KU SAHABSAN
XALINTA KHILAAFAADKA.
GUYA WITH MANHA TRAINING CENTRE.

Waxaa si guul leh ku soo gabagaboobay tababar muhiim ah oo ay qaadanayeen ardayda jaamacadaha Gobolka Mudug, kaas oo diiradda lagu saarayay xalinta khilaafaadka (Conflict Resolution) kaas oo ay Soo qaban qaabisey Dalladda Ardeyda Jaamacadaha Magaalada Galkacyo ee (GUYAY)

Tababarkan oo uu bixinayay Agaasimaha ahna tabaraha Dr. Muse Colhaye, Manha Training Center, ayaa munaasabaddii xiritaankiisa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin:

Xoghayaha Degmada Galkacyo Puntland, Eng. Shaafici Awil,
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Degmada Galkacyo Galmudug mr Daahir Mohamoud,
Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka,
Macallimiin ka kala socday dugsiyada iyo jaamacadaha magaalada Galkacyo,
Masuuliyiin kale oo muhiim ah

Tababarkan oo si gaar ah diiradda u saarayay xalinta khilaafaadka, ayaa waxa si weyn uga faaโ€™iideystay ardayda iyo masuuliyiintii kala duwanaa ee ka soo qeyb galay, isagoo kor u qaaday fahamka iyo xirfadaha la xiriira maaraynta khilaafaadka bulshada.

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก ๐—ง๐—”๐—•๐—”๐—•๐—”๐—ฅ โ€“ ๐—–๐—ข๐— ๐— ๐—จ๐—ก๐—œ๐—ง๐—ฌ ๐—›๐—˜๐—”๐—Ÿ๐—ง๐—› ๐—ช๐—ข๐—ฅ๐—ž๐—˜๐—ฅ (๐—–๐—›๐—ช)Plasma University โ€“ Mudug Campus waxay ku wargelinaysaa dhammaan danee...
06/01/2026

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก ๐—ง๐—”๐—•๐—”๐—•๐—”๐—ฅ โ€“ ๐—–๐—ข๐— ๐— ๐—จ๐—ก๐—œ๐—ง๐—ฌ ๐—›๐—˜๐—”๐—Ÿ๐—ง๐—› ๐—ช๐—ข๐—ฅ๐—ž๐—˜๐—ฅ (๐—–๐—›๐—ช)

Plasma University โ€“ Mudug Campus waxay ku wargelinaysaa dhammaan daneeyayaasha in lagu qabanayo xarunta Jaamcadda tababar ku saabsan ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ (๐‚๐‡๐–).

๐…๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š:

Mawduuca: Community Health Worker (CHW)
Muddada: 3 Maalmood
Taariikhda: 07 โ€“ 09 January 2026
Maalmaha: Arbaco, Khamiis & Jimco
Tababaraha: Senior Trainer & University Lecturer Mr. Muse Ahmed Colhaye (MHN, BCD, BHN)

Ku dhufo linkigaan si aad iskaga diiwaan galisoTababarka:

https://forms.gle/DPTNJMSbDiMLCuLx9

๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š:

Community Health Workers (CHWs)
Shaqaalaha caafimaadka
Ardayda caafimaadka
Shaqaalaha NGO-yada

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
610707415 / 610707416



HAMABLAYO TABABAR CUSUB Waxaan ardeyda dhigata kuliyadaha Caafimaadka. Iyo bahda caafimaadka ku shaqaysa ugu hambalyayna...
01/01/2026

HAMABLAYO
TABABAR CUSUB
Waxaan ardeyda dhigata kuliyadaha Caafimaadka. Iyo bahda caafimaadka ku shaqaysa ugu hambalyaynaynaa Korasada markii sadexaad lasoo codsaday Community Health worker ( CHW). Wuxuuna soaconayaa mudo 5 maalmooda.
Tababarkan wuxuu ku baxayaa hab Online ah.
Iyo weekend .
Kaso qayb gal wacan
Wixii faahfaahina
Nagala soo xiriir.
Waths app 0905304444.

25/12/2025

BISHAARO.
TABABAR CUSUB.
waxaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee kuxiran Manha Training Centre ugu bisharaynaynaa in aan qadanaynonardey cusub NURSE SUPERVISOR Training. Wuxuu bilabanaya 26-30 December 2025.
Wixii faahfahina kala xiriir.
Waths app Number 0905304444.

19/09/2025

MANHA TRAINING CENTRE.
HAMBALYO.
ASC.
JIMCE MUBARIK
Dhammaan Dhalinyarada Kunool.Caasimada Dawlda Puntland Ee Soomaaliyeed Ee Garoowe.
Aniga oo Ah Agaasimaha Xarunta Manha Training Centre Galkacyo Puntland.
waxaan idinku hambalyaynayaaa in aad kasoo qayb gashaan Tababarka. inoo.bilaaban doona Oo ah Hogaaminta Iyo Maamulka. ( leadership Management). Waxaan idin gudoon siin doona shahaado.
Waxaan casuumaada Garoowe iyo agaasinka shaqada uga Mahadcelinayna
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardeyda Puntland Aviation College oo aan Mataanahay Iyo Agaasimaha Xarunta Green Hope Movement Dr.Mohamud Mohamed Ahmed (Everyday).doorka laxaadkaleh oo kaqaatay agaasinka qabsoomida tababarkan
hambalyo Dhammaantiin kasoo qayb galayaasha isdiiwaan galiyay
Balanteenu waa Hall ka Tabarada 21 September 2025 Puntland avitaion College fisha wax kabadan filashadiina in aan kala faaiidi doono inshalaahu kariim..

soo dhawaaada
Mahadsanidiin
Senior Trainer, MTC Director. & University Lecturer. : Mr.Muse Colhaye (MPHN,BscCD,)

Address

Soomalia
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Manha Training Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share