Shirkada soo dajinta iyo iibinta baaburta iyo hantida ee midnimo

Shirkada soo dajinta iyo iibinta baaburta iyo hantida ee midnimo waxaad naga helaysaan iibka dhulalka iyo hantida maguurtada ah

Permanently closed.
GURI IIB AH OO JAANIS AH GAALKACAYO 4 QOL 2 SUULI IYO JIKO IYO DAARADIISI KU FADHIYA 20X10 KUNA YAALA XAAFADA ISRAAC GAA...
13/11/2025

GURI IIB AH OO JAANIS AH GAALKACAYO 4 QOL 2 SUULI IYO JIKO IYO DAARADIISI KU FADHIYA 20X10 KUNA YAALA XAAFADA ISRAAC GAAR AHAAN YAMAYSKA QIIMAHA $26000 OO SAAFI AH FADLAN YAANAN LAGAAGA HOR MARIN

Wixii faah faahina naga soo wac 252905494723

Shirkada midnimo qaybta galkio waxaa kugu diyaarsan guryo iib ah oo ay iibinayso shirkada midnimo 1 guri 5 qol ah  qiima...
02/06/2023

Shirkada midnimo qaybta galkio waxaa kugu diyaarsan guryo iib ah oo ay iibinayso shirkada midnimo 1 guri 5 qol ah qiimaha 39000 guri 4 qol ah qiimaha 38000 guri 4 qol ah qiimaha 35000 guri 3 qol ah qiimaha 20 000 fadlan kala soo xiriri wixii faah faahina 7323874

Guri iib ah ku yaala gaalkacayo xaafada israac Laanta yameeska biyaha cabirka gurigu waa 20x10Ka Kooban 5 qol 3 suuli ji...
02/06/2023

Guri iib ah ku yaala gaalkacayo xaafada israac
Laanta yameeska biyaha cabirka gurigu waa 20x10
Ka Kooban 5 qol 3 suuli jiko karadoor brando
Qiimaha la siinayo waa $39500

GURI IIB AH KU YAALA  GAALKACAYOXAAFADA ISRAAC LAANTA YAMEESKA CABIRKA UU KU FADHIYO GURIGU WAA 20X0WAXAA KA DHISAN 4 QO...
02/06/2023

GURI IIB AH KU YAALA GAALKACAYO
XAAFADA ISRAAC LAANTA YAMEESKA
CABIRKA UU KU FADHIYO GURIGU WAA 20X0
WAXAA KA DHISAN 4 QOL 2 MUSQULOOD JIKO KARADOOR BARANDO IYO DAARAD WAYN
QIIMAHA LA SIINAYO WAA $35000 OO SAAFI AH

Nooca gaariga : FielderColor : white Model : 2008 Waqtiga la watay : 8 biloodPrice : $3,900
12/05/2023

Nooca gaariga : Fielder
Color : white
Model : 2008
Waqtiga la watay : 8 bilood
Price : $3,900

22/02/2023

Garacad port puntland somalia

23/01/2023
TAAYIRO IIB AH WAXAY KUGU DIYAARSANYIHIIN MACMIIL GAALKACYOWAA TAAYIRO TAYO AHAAN LA SOO TIJAABIYAY OO AAD U WANAAGSAN J...
01/01/2023

TAAYIRO IIB AH WAXAY KUGU DIYAARSANYIHIIN MACMIIL GAALKACYO
WAA TAAYIRO TAYO AHAAN LA SOO TIJAABIYAY OO AAD U WANAAGSAN JUMLO IYO TAFAATIQ KALA XARIIR 7392192

Dhul iib ah ku yaala gaalkacayoSaaran jidka Wayne ee jiiro bariisCabirka dhulka waa 25x20.  Haysta wado Wayn ee lamiga  ...
16/12/2022

Dhul iib ah ku yaala gaalkacayo
Saaran jidka Wayne ee jiiro bariis
Cabirka dhulka waa 25x20.

Haysta wado Wayn ee lamiga la marin doono

Qiimaha waa $10.000

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252906795473

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada soo dajinta iyo iibinta baaburta iyo hantida ee midnimo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share