General Adde Muse Primary school

General Adde Muse Primary school At school you will receive high quality teaching and highly qualified teachers whose expertise is se

ilhay baa mahad iskaleh oo si nabad ah noogu bilowday imtixaanka teramka labaad sanad dugsiyeeda 2024/2025
12/05/2025

ilhay baa mahad iskaleh oo si nabad ah noogu bilowday imtixaanka teramka labaad sanad dugsiyeeda 2024/2025

Bari oo ah  Maalin Isniin ah Taariikhuduna kubeegan tahay 12/05/2025                    schoolka General Adde Muse Prima...
11/05/2025

Bari oo ah Maalin Isniin ah Taariikhuduna kubeegan tahay 12/05/2025 schoolka General Adde Muse Primary school waxaa si rami ah ubilaabanaya imtixaankii Teranka 2aad Sanad dugsiyeedka 2024/2025
Arday udiyaar garoow.

07/05/2025

Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad.
Sanad dugsiyedka schools 2024/2025
Dhammaan ardayda imtixaanka galaysa waxaan urajaynanaa guul.
Waxaan urajaynayaan ardayda dhigatah
General Adder muse primary schools guul

23/04/2025

shikh mustaf ahmiyada uu leyahay macalinku ;

sawiro qaybta 1aad imtixaankii termka ee iskuulka General Adde Muse Primary school  ayaa si guul ah ku soo dhaamaaday ma...
22/12/2024

sawiro qaybta 1aad
imtixaankii termka ee iskuulka General Adde Muse Primary school ayaa si guul ah ku soo dhaamaaday maamuulka waxaa uu u mahad celinayaa Ardada.Waalidiinta iyo Macalimiinta oo ka qayb qaatay qaadista imtixaanka
Gulaysta dhamaantiina

Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 28/11/2024 subaxnimo khamiisa waxaa dugsiga Hoose dhexe ee ๐†๐ž๐ง๐ž๐ซ๐š๐ฅ ๐‚๐š๐๐๐ž ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž Lagu qabtay...
30/11/2024

Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 28/11/2024 subaxnimo khamiisa waxaa dugsiga Hoose dhexe ee ๐†๐ž๐ง๐ž๐ซ๐š๐ฅ ๐‚๐š๐๐๐ž ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž Lagu qabtay xaflad taas oo lagu soo afmeermay Tartan aqooneedkii ardada ka dhexsocday kaas oo soo maray marxalado kala duwan ugu danbayna ay ku guulaysten fasalka dugsiga Hoose ee (4๐—”๐—”๐——)

Maamulka ,Macaliminta ayaa hanbalyo u diray fasalka guulaystay iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee ardada dugsiga

Tartanka ayaa daaranaa ama ujeedkiisu ahaa wax akhris,murajacayn iyo kor u qaadista heerka aqoonta ardayda

Dhanka kale Maamulka ayaa bogaadiyay dhamaan macaliminta Dugsiga kuwaas oo Bud-dhig iyo Hormuud u ahaa Tartanka ( ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐Š๐š๐š๐›)

๐——๐—ฎ๐—น ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Wแด€ส™ษชสŸแด€สœษช Tแด€แดกา“ษชษชวซ

Happy Teachers DayMaalinta macalimiinta General Adde Muse Primary school
21/11/2024

Happy Teachers Day
Maalinta macalimiinta
General Adde Muse Primary school

Ogeysiis, Ogaysiis,OgaysiisWaxaa Dhammaan Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga  Hoose Dhexe ee General Cadde Muuse lagu warge...
16/10/2024

Ogeysiis, Ogaysiis,Ogaysiis

Waxaa Dhammaan Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga Hoose Dhexe ee General Cadde Muuse lagu wargelinayaa in maalinta Taariikhdu tahay 16/10/ 2024 Arbaco ah loo fariisanayo imtixaan Bileedka
Ee Sanad dugsiyeedka 2024/2025.

16/10/2024
JUMCA MUBAARAK
10/10/2024

JUMCA MUBAARAK

Address

Kuwait Street
Gaalkacyo

Telephone

+252907758373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when General Adde Muse Primary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category