26/07/2026
๐ฏ๐จ๐ด๐ฉ๐จ๐ณ๐๐ถ ๐ฐ๐๐ถ ๐ฉ๐ถ๐ฎ๐จ๐จ๐ซ๐ฐ๐ต:
๐ด๐๐๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐l-๐ธ๐๐'๐๐๐ โ Gaalkacyo wuxuu u hambalyeynayaa dhammaan ardayda ka qayb gashay Imtixaanka Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026, gaar ahaan 12-ka arday ee ugu dhibcaha sarreeyay, kuwaas oo muujiyey dadaal, karti iyo akhlaaq wanaagsan.
๐ต๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐:
123 arday ayaa dhammaantood ku guulaystay (100%). Celceliska guud ee dugsiga: 80.50%. Celceliska 12-ka arday ee ugu sarreeyay: 95.96%.
Guushan qiimaha badan waxay ka tarjumaysaa dadaalka joogtada ah ee ardayda, hufnaanta macallimiinta, iyo garab istaagga waalidiinta.
Waa guul ay wada gaareen dhammaan bahda Dugsiga Daarul-Qur'aan waxayna dhiirrigelin u tahay in la sii xoojiyo tacliinta, akhlaaqda iyo horumarka jiilka soo koraya.
Waxaan mar kale hambalyo u diraynaa ardayda guusha gaadhay, waalidiintooda iyo macallimiintooda, annagoo u rajaynayna guulo ka sii waaweyn mustaqbalkooda.
Hal kudhageennu waa "Waxbarasho tayo leh, Akhlaaq suuban iyo Dadaal joogto ah waa furaha guusha."
๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐ ๐ธ๐๐'๐๐๐.