Xarunta waxbarashada nabadda iyo horumarinta ee gecpd xarfo

Xarunta waxbarashada nabadda iyo horumarinta ee gecpd xarfo Education

school admission is open
27/07/2024

school admission is open

waxaan hambalyo  u dirayaa dhammaan ardayda ka aflaxday  macahdka capital dadaal dheer kadib waxay xaqiijiyeen hadafkood...
25/05/2024

waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda ka aflaxday macahdka capital dadaal dheer kadib waxay xaqiijiyeen hadafkoodii waxaana ugu ducaynayaa inay noqdaan kuwii ku anfaca cilmiga ay barteen uguna adeegaan bulshadooda .

Tayo iyo tacliin sare ayaanu marwalba diyaar ulanahay jiilka soo koraya
14/12/2023

Tayo iyo tacliin sare ayaanu marwalba diyaar ulanahay jiilka soo koraya

Majiro school leh library balse xarunta gecpd xarfo waa iskuulka kaliya ee leh library ardaydu ay wax ku akhristaan xili...
15/01/2023

Majiro school leh library balse xarunta gecpd xarfo waa iskuulka kaliya ee leh library ardaydu ay wax ku akhristaan xiliyada fidaaqada

15/01/2023

Xiliga bareega ardaydu waxay cayaraan cayaaro kala duwan tani waa qayb kamid ah cayaarta gabdhaha

Welcome
15/01/2023

Welcome

Ardayda hosteelka waxay fursad u heleen sanadkan inay bartaan xirdado kala duwan uu ug7 horeeyo harqaanka
15/01/2023

Ardayda hosteelka waxay fursad u heleen sanadkan inay bartaan xirdado kala duwan uu ug7 horeeyo harqaanka

Address

Harfo District Mudug Puntland
Gaalkacyo
252

Telephone

+252907745223

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta waxbarashada nabadda iyo horumarinta ee gecpd xarfo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Xarunta waxbarashada nabadda iyo horumarinta ee gecpd xarfo:

Shortcuts

Share

Category