Macdanta - Puntland

Macdanta - Puntland Haddii aad hayso Macdan doonaysidna in lagaa gato waxaa kuu fududeynaya SUUQA MACDANTA PUNTLAND. Kala xiriir 252905844198

23/12/2023
5ta shey oo ay tahay inaad barato inta aad nooshahay1. Lacag dhuntay/khasaartay dib baa loo heli karaa, lkn waqti kaa lu...
30/05/2022

5ta shey oo ay tahay inaad barato inta aad nooshahay

1. Lacag dhuntay/khasaartay dib baa loo heli karaa, lkn waqti kaa lumay dib uma soo laabto.

Ka faaidayso waqtigaaga

2. Baro sida wax loo barto.
Waa inaad taqaana sida loo indha indheeyo, loo weeleeyo, loona fahmo dhacdooyinka/buugta agtaada yaal.

3. Adigu ma tihid shaqadaada, ee adigu adigaa is ah.

Kuma xukunto nooca shaqo ee aad hayso, lkn waxaa ku xukuma shaqsiyadaadda.

4. Xiriirada badi.

Waa inaad barataa oo xiriirisaa dadka, lkn ha sugin in adiga in lagu xiriiriyo.

5. Macallinkaaga ugu wanaagsan waa khaladkaagii ugu danbeeyay.

Wax ka baro khaladaadkaaga.

https://fb.watch/dkK1iVT7Me/

Farxada ma ahan mid kuu diyaarsan oo aad qaadanayso, ee waa mid had iyo jeer ka imaada ficilada qurxan ee aad samaynayso...
29/05/2022

Farxada ma ahan mid kuu diyaarsan oo aad qaadanayso, ee waa mid had iyo jeer ka imaada ficilada qurxan ee aad samaynayso, sida qurxan ee aad dadka ula dhaqmayso, hab fikirkaaga qurxan iyo ilaa inti aad ALLE u dhawdahay.

XIGASHO : DRS IDIL

Waa lagu aasi doonaaHeer kasta oo ay gaarto qiimahaagu           Waa lagu iloobi doonaaMeeqaam kasta oo aad gaartoSidaas...
20/04/2022

Waa lagu aasi doonaa
Heer kasta oo ay gaarto qiimahaagu

Waa lagu iloobi doonaa
Meeqaam kasta oo aad gaarto

Sidaasi darteed
Ka tag raad qurxoon iyo camal wanaagsan Kaas oo ay dadku kugu soo xasuustaan kuuguna duceeyaan.

Ramadaan kariim

21/02/2022

Hoggaamiyaha wanaagsani waa kan u adeegga bulshadiisa, waa kan u sahmiya halka ay taagan yihiin meel ka wanaagsan, waa kan nooleeya quluubta dadka.

Nabi ayuub (CS) ka dib 18kii sano ee xanuunsanaa, ayuu allah baryay.Alle CW waxa uu amray inuu lugtiisa dhulka ku dhufto...
28/05/2021

Nabi ayuub (CS) ka dib 18kii sano ee xanuunsanaa, ayuu allah baryay.

Alle CW waxa uu amray inuu lugtiisa dhulka ku dhufto. Lugtii ayuu dhulka ku dhuftay waxaase dhulka ka soo burqaday biyo, waxaana lagu amray inuu cabo kuna qubaysto. Halkaas ayaa uu alle xanuunkii kaga dulqaaday.

Nabi ayuub CS asaga oo xanuunsanaa 18 sano, lugtiisa awood intee le'eg ayay dhulka biyo kaga keeni kartay ? Waa awoodda alle.

Alle waa awooday inuu durba caafiyo. Kaliya waxaa loo amray in lugtiisa dhulka ku dhufto inuu sababta la yimaado si uu alle u caafiyo.

Casharka 1aad ee qaisadan : ku sabridda dhibaatooyinka

Csharka 2aad : inan asbaabta la imaano, si alle waxa aan doonayno inoo siiyo ama inoo gaarsiiyo.

Maskaxda waa hantida ugu weyn ee aan haysano marka laga soo tago wadnaha. Ama way ku xabisi kartaa oo wey kuu diidi kart...
18/09/2020

Maskaxda waa hantida ugu weyn ee aan haysano marka laga soo tago wadnaha. Ama way ku xabisi kartaa oo wey kuu diidi kartaa horumar iyo horu-dhaqaaq mararka aad wax ka labalabayso ama aad ka cabsato. Ama waad Gaari waxyaalaha aad jeceshahay waa marka aad geesinimadii iyo go'aan adayg aad kaga bixi lahayd la timaado ...

Address

Unisom Street
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252905844198

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macdanta - Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share