1st August Secondary School

1st August Secondary School Privte Secondary School

Fursad Muhiim ah.
05/09/2026

Fursad Muhiim ah.

Welcome Back Dears.
02/08/2026

Welcome Back Dears.

Wargalin Muhiim ah.Diiwaangalinta aradada cusub ee Fasalka 1aad ee dugsiga sare ayaa barri subax ka bilaaban doonta xaru...
23/07/2026

Wargalin Muhiim ah.

Diiwaangalinta aradada cusub ee Fasalka 1aad ee dugsiga sare ayaa barri subax ka bilaaban doonta xarunta dugsiga laga bilaabo 08:00 AM ilaa 05:00 PM maalinkasta.

Ardaygu waxaa uu la imanaya File iyo 2 sawir oo kaliya.

Isu soo noqod wanaagsan
23/03/2026

Isu soo noqod wanaagsan

02/01/2026

Wargalin Muhiim ah.

Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ardada Dugsiga sare ee 1da August in maalinta barri ah ee 3da bisha 1aad 2026 dib inoogu furmi doono dugsigu ayna si toos ah u bilaaban doonaan dhamaan xisadihii. Isu soo noqod wanaagsan iyo sannad cusub 2026.

02/01/2026

Hambalyo!

Congratulations team!
25/12/2025

Congratulations team!

25/12/2025

Hambalyo Dugsiga Sare ee 1da August oo galabta guul ka gaaray ciyaartiisii koowaad ee koobka Dugsiyada Sare ee Dagmada Gaalkacyo.

01/08/2025
01/08/2025

Wargalin Muhiim ah.

Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ardada Dugsiga sare ee 1da August in maalinta barri ah ee 2da bisha 8aad 2025 dib inoogu furmi doono dugsigu ayna si toos ah u bilaaban doonaan dhamaan xisadihii. Isu soo noqod wanaagsan iyo sannad dugsiyeed cusub 2025/2026.

Address

Siinaay/Israac
Gaalkacyo

Telephone

+252905808018

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 1st August Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category