23/08/2026
OGEYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
FASAXA MOWLIIDKA NABIGA (NNKH)
Ku: Dhammaan Macallimiinta, Ardayda iyo Shaqaalaha Dugsiga
Ujeeddo: Fasaxa Maalinta Mowliidka
Maamulka dugsigu wuxuu ogeysiinayaa dhammaan macallimiinta, ardayda iyo shaqaalaha dugsiga in berri oo Isniin ah, 24-ka Agoosto 2026, dugsigu fasax yahay, munaasabadda Maalinta Mowliidka Nabiga Muxammad (NNKH) awgeed.
WABILAAHI TOWFIIQ