Mudug primary school

Mudug primary school Halkani waa page ka rasmiga ah ee dugsiga hoose dhexe ee mudug

03/06/2026

HAMDI ALI MAHAMED
OO KAMIDA ARDADA IMTIXANKA FASALAKA 8AAD USO DHAMADAY
KALMADEDI DHIIRA GALINTA IYO MAHAD CELINTA AHAYD

IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD EE PUNTLAND AYAA MANTA OO TARIIkHDU TAHAY 02-06-2026  SO GABAGABOBAYWaxan dhama...
02/06/2026

IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD EE PUNTLAND AYAA MANTA OO TARIIkHDU TAHAY 02-06-2026 SO GABAGABOBAY

Waxan dhamaan ardada urajaynaynaa natiijo wanagsan iyo Mustaqbal ifaya
Halkasna aykasii wataan gediga waxbarasho

Qaybtii labaad ee sawirada xaflada
16/05/2026

Qaybtii labaad ee sawirada xaflada

XAFLADDA QALLIN BADALASHADA FASALKA 8AAD. DUGSIGA H/DHEXE EE MUDUG. Shalay oo Taariikhdu ahayd 15/05/2024,Waxaa Dugsiga ...
16/05/2026

XAFLADDA QALLIN BADALASHADA FASALKA 8AAD. DUGSIGA H/DHEXE EE MUDUG.

Shalay oo Taariikhdu ahayd 15/05/2024,
Waxaa Dugsiga H/Dhexe Ee Mudug u qabsoontay Xaflada qallin badalashada Ardayda 8aad ee sanad Dugsiyeedka 2025 - 2026
Sanadkan waxaa Dugsiga ka qallin badalatay 110 arday oo 8aad ah.

Waxaana xaflada Qallin Badalashada nagala soo qayb galay:-
Madaxda wasarada waxbarashada gobalka mudug
Maamulayaasha Dugsiyada Sare,
Maamulayaasha Dugsiyada H/Dhexe,
Waalidiinta Dugsiga iyo Marti-Sharaf kale.


Mahadsanidiin

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Annagoo ah maamulka, macalimiinta, waalidiinta iyo dhammaan ardayda MUDUG PRIMARY SC...
31/07/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Annagoo ah maamulka, macalimiinta, waalidiinta iyo dhammaan ardayda MUDUG PRIMARY SCHOOL waxaan halkaan Hambalyo uga diraynaa oo kaalinta saddexaad ( 3ªªD) ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka sideedaad (8ªªD) ee WASAARADDA WAXBARASHADA IYO TACLIINTA SARE EE PUNTLAND

Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo marlabaad iyo marsadexaadba illaahay cilmigaaga iyo aqoontaada hakuu barakeeyo

Haddaan nahay bahda maamulka iyo macalimiinta MUDUG PRIMARY SCHOOL waxaan kugu boorinaynaa in aad dadaalkaagii halkaas kasii wado oo aad sii labo jibaarto.
Hambalyo markale

.

XAFLADDA QALLIN BADALASHADA FASALKA 8AAD. DUGSIGA H/DHEXE EE MUDUG. Shalay oo Taariikhdu ahayd 03/05/2024,Waxaa Dugsiga ...
04/05/2024

XAFLADDA QALLIN BADALASHADA FASALKA 8AAD. DUGSIGA H/DHEXE EE MUDUG.

Shalay oo Taariikhdu ahayd 03/05/2024,
Waxaa Dugsiga H/Dhexe Ee Mudug u qabsoontay Xaflada qallin badalashada Ardayda 8aad ee sanad Dugsiyeedka 2023 - 2024.
Sanadkan waxaa Dugsiga ka qallin badalatay 104 arday oo 8aad ah.

Waxaana xaflada Qallin Badalashada nagala soo qayb galay:-
Guddoonka waxbarashada Gobolka Mudug,
Guddoonka waxbarashada Dagmada Galkacayo,
Kormeeraha waxbarashada Gobolka Mudug,
Maamulayaasha Dugsiyada Sare,
Maamulayaasha Dugsiyaasha H/Dhexe,
Waalidiinta Dugsiga iyo Marti-Sharaf kale.


Mahadsanidiin

12/01/2023

Waxaa maalintii shanaad si habsani leh usocda imtixaanka kalka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023

08/01/2023
Mudug primary school  gaalkacyo puntland Waxaa maalintii 2ªªd si habsami  ah uga socda dugsiga hoose dhexe ee mudug prim...
08/01/2023

Mudug primary school gaalkacyo puntland

Waxaa maalintii 2ªªd si habsami ah uga socda dugsiga hoose dhexe ee mudug primary school
Imtixaankii nuqulka 1ªªd ee sanad dugsiyeedka 2022/ 2023 kaas oo soo bilow maalintii sabtida ahayd ee 07/01/2023

Sidoookle maamulka iyo macalimiinta ayaa ardayda ku baraarujiyey in ay waxbadan akhriyaan si ay ugu guulaystaan imtixaanka nuqulka 1aad.
Iyagoo ardaydana illaahay uga baryey in uu imtixaanka ku guuleeyo

Maamulka dugsiga mudug primary school

Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis.Ujeeddo: shaacinta imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee dawlad...
18/07/2022

Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis.

Ujeeddo: shaacinta imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee dawladda Puntland 2021-2022.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay la socodsiineysaa Guddoomiyeyaasha Waxbarashada ee heer gobol iyo heer degmo, maamuleyaasha dugsiyada dhexe ee Puntland iyo waaliddiintaba in berri oo Talaado ah, taariikduna tahay 19ka bisha Luulyo 2022, la soo bandhigi doono natiijada imtixaanaadka dugsiyada dhexe ee fasalka 8aad ee Puntland saacaddu marka ay tahay 12:00 PM ee duhurnimo.

Dhammaan waxaa lala socodsiinayaa in ay isdajiyaan ardaydu, oo ay si deggan ula socdaan natiijada imtixaankooda, iyagoo adeegsanaya roll-numberkooda imtixaanka, galinayana nambarkan 299 ee shirkadda Golis.

Fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland ayaa ah ardaydii ugu badnayd oo imtixaan u fariisata sannadkan 2021-2022, tiro ahaanna ka badan sannadkii h**e.

Waxaan guul iyo nasiib wacan u rajaynaynaa ardayda reer Puntland dhammaantood, meel walba oo ay joogaan.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252906014848

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudug primary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mudug primary school:

Shortcuts

Share

Category