Galkacyo Primary & Secondary School

Galkacyo Primary & Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galkacyo Primary & Secondary School, School, 12, Gaalkacyo.

Hambalyo: 10 ka arday ugu sareysa imtixaankii ugu dambeeyey ee (Final_Exam) iskuulka Galkacyo ee sanad dugsiyeedka 2025-...
23/09/2026

Hambalyo: 10 ka arday ugu sareysa imtixaankii ugu dambeeyey ee (Final_Exam) iskuulka Galkacyo ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Hambalyo dhammaantiin.
Dadaalkiina halkaa kasii wada.



Galkacyo Primary & Secondary School

22/09/2026

Maryamo Cabdile Cabdi Cali oo ka tirsan ardayda fasalka 4aad ee Galkacyo Primary & Secondary School ayaa soo jeedinaysa gabay.

Hoyga barbaarinta iyo tacliinta ubaxa soo koraya.

School

26/08/2026
Hambalyo Dhammaan Ardayda Dugsiga sare ee Galkayo EE U   Imtixaanka shahaadiga ah EE Qaranka oo dhammaad   Wanaagsan Ku ...
15/08/2026

Hambalyo Dhammaan Ardayda Dugsiga sare ee Galkayo EE U Imtixaanka shahaadiga ah EE Qaranka oo dhammaad Wanaagsan Ku Gudbay.
Xusid mudan in ardayga Ugu natiijo hooseeya EE Dhammaan Ardayda Schoolka uu keenay .

Hambalyo iyo BogaadinMaamulka, macallimiinta, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada ee Galkacyo Primary & Secondar...
25/06/2026

Hambalyo iyo Bogaadin

Maamulka, macallimiinta, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada ee Galkacyo Primary & Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayda sanadkan ka qalin-jabisay dugsiga. Ardaydan qiimaha badan ayaa ah dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin-jabisa heerka dugsiga sare ee Galkacyo Primary & Secondary School.

Waxaan idinku hambalyeynaynaa dadaalkii, adkaysigii iyo guushii aad gaadheen. Waxaannu idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. Sidoo kale, mahadnaq gaar ah waxaannu u diraynaa waalidiinta iyo macallimiinta kaalinta weyn ka qaatay guushan taariikhiga ah.

Hambalyo dufcaddii koowaad ee qalin-jabisa Galkacyo Primary & Secondary School. Guul iyo gobannimo ayaan idiin rajaynaynaa! ๐ŸŽ“๐ŸŒน๐Ÿ“š

Sabti: 6/June/2026Waxaa maanta si toos ah ugu bilowday xarunta school ka Galkacyo Primary & Secondary School  Imtixaanka...
06/06/2026

Sabti: 6/June/2026

Waxaa maanta si toos ah ugu bilowday xarunta school ka Galkacyo Primary & Secondary School Imtixaanka k**a dambays (Final-exam) ee sannad Dugsiyeed ka 2025/2026.

Dhammaan ardayda waxay u rajaynaynaa Guul iyo natiijo wanaagsan.
Galkacyo Primary & Secondary School

Waxaa maalinta beri taariikhdu ku beegan tahay 6-6-2026 bilaaban doono imtixaanka k**a dambeyska ah(Final-exam).Waxaa dh...
05/06/2026

Waxaa maalinta beri taariikhdu ku beegan tahay 6-6-2026 bilaaban doono imtixaanka k**a dambeyska ah(Final-exam).

Waxaa dhaamaan ardayda u rajaynaynaa natiijo qurux badan Insha Allah.
Galkacyo Primary & Secondary School

๐ŸŒ™ Ciid Mubaarik ๐ŸŒ™Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ciidana ha inooga dhigo mid kheyr iyo barwaaqo leh.
26/05/2026

๐ŸŒ™ Ciid Mubaarik ๐ŸŒ™

Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ciidana ha inooga dhigo mid kheyr iyo barwaaqo leh.

Address

12
Gaalkacyo

Telephone

+252619696769

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galkacyo Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category