GSU-Students Association Network

GSU-Students Association Network Global Science University Students Association Network

*First Aid and prehospital care* Yaan loo kala harin! Waan idin dadaalaynay, ee idinkuna dadaala oo ka faaโ€™iideysta furs...
18/09/2026

*First Aid and prehospital care*

Yaan loo kala harin! Waan idin dadaalaynay, ee idinkuna dadaala oo ka faaโ€™iideysta fursaddan. ๐Ÿ’ช

Xisadda marka laga soo baxo, qof walba waxaa ku waajib ah inuu qaybtiisa ka qaato, kana faaโ€™iideysto waxa loo diyaariyey. Aan wada dadaalno, wada shaqeyno, oo natiijo wanaagsan gaarno. ๐Ÿค๐Ÿ“š

13/09/2026
Kulankii Saaxiibtinimo ee GSU iyo MUSTShalay waxaa noo qabsoomay kulan ciyaareed saaxiibtinimo oo dhex maray GSU iyo MUS...
11/09/2026

Kulankii Saaxiibtinimo ee GSU iyo MUST

Shalay waxaa noo qabsoomay kulan ciyaareed saaxiibtinimo oo dhex maray GSU iyo MUST. Kulanku wuxuu ku dhammaaday barbardhac, iyadoo labada kooxood ay soo bandhigeen ciyaar wanaagsan iyo tartan xiiso leh.

Waxaan uga mahadcelinaynaa dhammaan ciyaartoyda iyo maamulka labada Urur wada shaqaynta iyo jawiga wanaagsan ee kulanka Inogusoo gaba gobowdey

21/08/2026

๐ŸŒŸ Mahadcelin & Maamuus ๐ŸŒŸ

Maanta waxaa noo qabsoontay xaflad qurux badan oo ay soo qabanqaabiyeen ardayda Medicine Year 5 ee sanadkan u gudubtay , taas oo loogu mahadcelinayay Dr. Abdisamad.

Dr. Abdisamad wuxuu waqtigiisa iyo aqoontiisa u huray kor u qaadista tayada aqooneed ee ardayda. Dadaalkiisa iyo hagitaankiisa waa tusaale mudan in lagu daydo. ๐Ÿ‘๐Ÿ“š

Waxaan sidoo kale bogaadinaynaa ardayda Year 5 sida wanaagsan ee ay u muujiyeen ixtiraam, mahadnaq iyo qadarin ay u hayaan macallinkooda. โค๏ธ

Mahadsanid Dr. Abdisamad, dadaalkaaga lama ilaawi doono. ๐ŸŒน

18/08/2026

๐–๐ž๐ฅ๐œ๐จ๐ฆ๐ž ๐ญ๐จ ๐†๐ฅ๐จ๐›๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ
๐Ÿ“ โœ๐Ÿผ ๐€๐——๐— ๐—œ๐—ฆ๐—ฆ๐—œ๐—ข๐—ก ๐—œ๐—ฆ ๐—ข๐—ฃ๐—˜๐—ก ๐—™๐—ข๐—ฅ ๐—ง๐—›๐—˜ ๐—”๐—–๐—”๐——๐—˜๐— ๐—œ๐—– ๐—ฌ๐—˜๐—”๐—ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•

๐ŸŽฏ ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฆ๐˜‚๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ฟ๐˜†
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘ด๐’†๐’…๐’Š๐’„๐’Š๐’๐’† & ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’–๐’“๐’ˆ๐’†๐’“๐’š

๐ŸŽฏ ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐™ƒ๐™š๐™–๐™ก๐™ฉ๐™ ๐™Ž๐™˜๐™ž๐™š๐™ฃ๐™˜๐™š๐™จ
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’„๐’Š๐’†๐’๐’„๐’† ๐’Š๐’ ๐‘ด๐’Š๐’…๐’˜๐’Š๐’‡๐’†๐’“๐’š
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’„๐’Š๐’†๐’๐’„๐’† ๐’Š๐’ ๐‘ต๐’–๐’“๐’”๐’Š๐’๐’ˆ
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’„๐’Š๐’†๐’๐’„๐’† ๐’Š๐’ ๐‘ณ๐’‚๐’ƒ๐’๐’“๐’‚๐’•๐’๐’“๐’š
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’„๐’Š๐’†๐’๐’„๐’† ๐’Š๐’ ๐‘ช๐’๐’Š๐’๐’Š๐’„๐’‚๐’ ๐‘ด๐’†๐’…๐’Š๐’„๐’Š๐’๐’† & ๐‘ช๐’๐’Ž๐’Ž๐’–๐’๐’Š๐’•๐’š ๐’‰๐’†๐’‚๐’๐’•๐’‰
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’„๐’Š๐’†๐’๐’„๐’† ๐’Š๐’ ๐‘ฏ๐’–๐’Ž๐’‚๐’ ๐‘ต๐’–๐’•๐’“๐’Š๐’•๐’Š๐’๐’

๐ŸŽฏ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€ & ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’„๐’†๐’Š๐’๐’„๐’† ๐’Š๐’ ๐’Š๐’๐’‡๐’๐’“๐’Ž๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’ ๐’•๐’†๐’„๐’‰๐’๐’๐’๐’๐’ˆ๐’š

๐ŸŽฏ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น & ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘ท๐’–๐’ƒ๐’๐’Š๐’„ ๐‘จ๐’…๐’Ž๐’Š๐’๐’Š๐’”๐’•๐’“๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’
โœ”๏ธ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘จ๐’„๐’„๐’๐’–๐’๐’•๐’Š๐’๐’ˆ ๐’‚๐’๐’… ๐‘ญ๐’Š๐’๐’‚๐’๐’„๐’†
โœ”๏ธ ๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘ฏ๐’–๐’Ž๐’‚๐’ ๐‘น๐’†๐’”๐’๐’–๐’“๐’„๐’† ๐‘ด๐’‚๐’๐’‚๐’ˆ๐’†๐’Ž๐’†๐’๐’•

๐Ÿ…ฒ๐Ÿ…พ๐Ÿ…ฝ๐Ÿ†ƒ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ฒ๐Ÿ†ƒ ๐Ÿ†„๐Ÿ†‚:
โ˜Ž Landline: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐ŸŽ๐Ÿ“ ๐Ÿ–๐Ÿ“๐Ÿ–๐ŸŽ๐Ÿ–๐Ÿ
๐Ÿ“ฑMobile: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ—๐ŸŽ ๐Ÿ”๐Ÿ•๐Ÿ—๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ‘
โœ†Whatsapp: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ—๐ŸŽ ๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ’๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ

Welcome to Global Science University - GSU

Guddoomiyaha Ururka Ardayda Jaamacadda GSU, Dr. Yousuf Abdirahman Moumin, ayaa hambalyo iyo bogaadin diirran u diraya dh...
05/08/2026

Guddoomiyaha Ururka Ardayda Jaamacadda GSU, Dr. Yousuf Abdirahman Moumin, ayaa hambalyo iyo bogaadin diirran u diraya dhiggiisa cusub ee loo doortay Guddoomiyaha Ururka Ardayda Jaamacadda PSU ee magaalada Galkacyo.

Guddoomiyuhu wuxuu u rajaynayaa hoggaanka cusub guul, horumar iyo in Alle u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday. Waxa uu ku boorrinayaa in uu si daacadnimo, karti iyo wadajir ah ugu adeego ardayda jaamacadda, kana shaqeeyo horumarinta tayada waxbarashada, midnimada ardayda iyo daryeelka danahooda.

Waxaan leenahay hambalyo iyo guul. Alle ha ku asturo xilka iyo waajibaadka laguu igmaday, hana ku waafajiyo wax kasta oo khayr u ah ardayda iyo jaamacadda.

๐˜›๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ฌ๐˜ฉ; 10 ๐˜‘๐˜ถ๐˜ฏ๐˜ฆ 2026Waxaan si weyn uga xunahay goโ€™aanka ah in loo diiday ka qayb galka Koobka aduunka 2026 garsooreheen...
10/06/2026

๐˜›๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ฌ๐˜ฉ; 10 ๐˜‘๐˜ถ๐˜ฏ๐˜ฆ 2026
Waxaan si weyn uga xunahay goโ€™aanka ah in loo diiday ka qayb galka Koobka aduunka 2026 garsooreheena sharafta leh, Omar Abdulkadir Artan, kaasoo loo doortay Garsoorihii Ugu Fiicnaa Afrika ee sanadkii 2025. Waa nasiib darro weyn in qof heerkiisa oo kale ah, oo matalaya ciyaaraha Soomaaliya iyo Afrika, loo diido fursad uu kaga qayb galo Koobka Adduunka.

Omar Abdulkadir Artan wuxuu tusaale u yahay dadaalka iyo kartida dhalinyarada Soomaaliyeed. Waxaan si buuxda u garab taaganahay, waxaana rajaynaynaa inuu guulo kale oo waaweyn gaaro mustaqbalka. Ka Arday ahaan waxn leenahy kusoo dhawoow ciidada hooyo.
๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ; ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐˜‚๐—ฟ

GSU-SAN MEDIA

Waxa shalay si wanaagsan inoogu soo dhammaatay hawshi ardeydeena aan u haynay  muddada 6-da maalmood ah. Mahadcelin ball...
05/06/2026

Waxa shalay si wanaagsan inoogu soo dhammaatay hawshi ardeydeena aan u haynay muddada 6-da maalmood ah. Mahadcelin ballaaran ayaan u jeedinaynaa dhammaan team-kii ka qayb qaatay dadaalkaas. ๐Ÿ™๐Ÿ“šโœจ

 : Still dedicated to supporting our students."
03/06/2026

: Still dedicated to supporting our students."

๐Ÿ“š Day 4๏ธโƒฃ: Weli waxaan ku hawlanahay garab istaagga iyo dhiirrigelinta ardayda u socota imtixaannada. Guul ayaan idiin r...
02/06/2026

๐Ÿ“š Day 4๏ธโƒฃ: Weli waxaan ku hawlanahay garab istaagga iyo dhiirrigelinta ardayda u socota imtixaannada. Guul ayaan idiin rajaynayaa dhammaantiin. ๐Ÿคฒโœจ

Gudomiyaha ururka ardeyda GSU-SAN
Dr Yousuf Alrahman moumin

Address

Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GSU-Students Association Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to GSU-Students Association Network:

Shortcuts

Share

Category