๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข ๐’๐š๐ข๐

  • Home
  • Somalia
  • Gaalkacyo
  • ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข ๐’๐š๐ข๐

๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข ๐’๐š๐ข๐ page kaan waa page horumarineed, aqooneed, iwm.

06/06/2026

Adiga miyaa laga ikaacelinaayaa baa ka dhacday

04/06/2026

Qaar Badaha ayey ku dhimanayaa kuwii wadankooda aaminayna Siyaasi daneyste ah ayaa rabshad iyo hanoolaan la daba taagan.

26/07/2023
03/01/2023

Soomaaliya 15 kii sanno ba iyo isbadel maamul!!!
Soomaalia waxay xurriyada qaadatay 1960 k.
1960 kii waxaa madaxweyne loo doortay Aadan cade sannad kadib waxa afti dadweyne loo qaaday dastuurka waxaa 1961 kii madaxwayne loo doortay isla Aada muddo 7 sanno ah halkaas waxa nooga biloday 15 sanno ba isbadal maamul.
1)1961 ilaa iyo 1976 waa 15 sanno.
Waxaa dalka soo maray maamul rayid iyo maamul
Afganbi kuyimid kana koobnaa 25 lagu magacaabay 25ka golaha sare.
2) 1976 ilaa iyo 1991 waa 15 sanno.
Waana xilligii talada dalku ay ku soo uruurtay 5 ta golaha sare iyo koox ku xeeran wadankuna majara habaay.
3)1991 ilaa iyo 2006 waa 15 sanno
Jamhado iyo hogaamiye kooxdee
4)2006 maxaakiim ayaa adkaatay hogaamiye kooxdeekii 15 kaas sanno hortaagnaa reer muqdisho iyo deegaano kale oo dalka katirsan.
5)2007 maxaakiimtii waxaa kasoo dhex maxay kooxda Al-shabaab.
6) 2007 ilaa 2022 waa 15 sanno.
In muddo ah oo ay ka talinayeen kooxdaas qaybo badan oo kamid ah deegaanada koonfurta iyo qaybo kamid ah mudug iyo galgaduud waxaa ku bilowday kacdoon shacbi ah oo gobollo badan badan kasocda una eg dhammaadka kooxdaan.

13/06/2022

Sheekh Maxamuud Shibli
Kalmad ku Socota Ardayda: Aduun waa Imtixaan iyo Xisaab

16/05/2021

asc haday fariinteydu kusoo gaadho maalin wanaagsan

22/04/2021

Nin dhar wasaqeysan gashan oo kugula talinaya in aad dhar nadiif ah gashato omar gelle

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252616005935

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข ๐’๐š๐ข๐ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข ๐’๐š๐ข๐:

Shortcuts

Share

Category