Badbaado Primary school Galka'yo

Badbaado Primary school Galka'yo waxbaro aad horumar gaartide

Seddexda Arday ee ugu sarreysa fasal kasta Imtixaanka finalka Sanad Dugsiyeedka 2025-2026
27/08/2026

Seddexda Arday ee ugu sarreysa fasal kasta
Imtixaanka finalka Sanad Dugsiyeedka 2025-2026

Shaacinta Natiijada Imtixanka   Sannad Dugsiyeeyka 2025_2026. Waxaa lashaacin doonaa 27/8/2026. Lasocod wanaagsan.
26/08/2026

Shaacinta Natiijada Imtixanka Sannad Dugsiyeeyka 2025_2026. Waxaa lashaacin doonaa 27/8/2026.
Lasocod wanaagsan.

π–πšπ«π πžπ₯𝐒𝐧Shaacinta Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe, πŸπŸŽπŸπŸ“-πŸπŸŽπŸπŸ”.
16/08/2026

π–πšπ«π πžπ₯𝐒𝐧

Shaacinta Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe, πŸπŸŽπŸπŸ“-πŸπŸŽπŸπŸ”.

HAMBALYO IYO GUUL Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa Maariyo Xasan Maxamed Jaamac, oo ka mid noqotay ardaydii ugu sa...
15/08/2026

HAMBALYO IYO GUUL

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa Maariyo Xasan Maxamed Jaamac, oo ka mid noqotay ardaydii ugu sarreysay natiijada Imtixaanka Dowladda ee Fasalka 4aad (Form Four), iyadoo kaalinta 4aad ka gashay.

Maariyo waxay waxbarashadeeda dugsiga hoose iyo dhexe (Primary) ku soo qaadatay Badbaado Primary School – Gaalkacyo, halka dugsiga sare ay kaga qalin-jabisay SYL Galkacyo.

Guushan qiimaha leh waa sharaf iyo farxad u soo hoyatay qoyskeeda, macallimiinteeda, dugsiyadii ay wax ku baratay iyo guud ahaan bulshada Gaalkacyo.

Hambalyo Maariyo
Guushan ha kuu noqoto bilowga guulo ka waaweyn iyo mustaqbal ifaya. Waxaan kuu rajaynaynaa in aad mar walba gaarto heerar sare oo aqooneed iyo nololeed.

Hambalyo, hambalyo, hambalyo .

Wednesday 17,06,2026.Maamulka iyo macalimiinta Badbaado Primary School Galkaio .  Waxa ay guul u rajeynayaan dhammaan ar...
18/06/2026

Wednesday 17,06,2026.
Maamulka iyo macalimiinta Badbaado Primary School Galkaio . Waxa ay guul u rajeynayaan dhammaan ardayda fasalka 8aad ee uu maantay u soo idlaaday imtixaanka
Sanadka dugsiyeedka 2025/26 ee ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug qaasatan ardayda Badbaado Primary School Galkacyo

13/06/2026

Khamiis iyo kulan sagootinta iyo dhiiri galinta 3/06/2026
Oo loogu qabtey duleedka magaalada gaalkacyo ardayda dhigata fasalka 8aad ee Dugsiga Badbaado Primary School school Galkaio
Alle ha idiin fududeeyo Exam ka aad galaysaan

07/04/2026

Tuesday 7-April -2026

Vedio yar oo soo koobaya tartankii maanta oo ahaa mid aad uxiiso badan

πŸ† Final Tartanka 2025–2026Maalin Talaado ah 7 April 2026, waxaa noo qabsoomey Finalka Tartan aqooneedka oo ay kasoo qeyb...
07/04/2026

πŸ† Final Tartanka 2025–2026

Maalin Talaado ah 7 April 2026, waxaa noo qabsoomey Finalka Tartan aqooneedka oo ay kasoo qeyb galeen marti kala duwan. waxaa ku tartamay Group Galkacyo ( Gabdhaha) iyo Group Galdogob (Wiilasha).

πŸ₯‡ Guusha waxaa raacdey Group Galkacyo, sidoo kale waxaa la abaal mariyay ardaydii si wanaagsan uga qeyb qaadatay tartanka.

HAMBALYO DHAMMAANEIN

OGEYSIIS.       OGEYSIIS.   OGEYSIIS Tuesday.          Tariikha 7/April/2026Waxaa maanta la joogaa maalintii la sugayayβ€”...
06/04/2026

OGEYSIIS. OGEYSIIS. OGEYSIIS

Tuesday. Tariikha 7/April/2026
Waxaa maanta la joogaa maalintii la sugayayβ€”finalkii xiisaha badnaa ee tartanka!
Laba koox oo awood iyo karti leh ayaa foodda is daraya:
Kooxda wiilasha Galdogob iyo kooxda gabdhaha Galkacyo.
Ma aha oo kaliya tartan, waa muujin karti iyo dadaal .
Mid kastaa wuxuu doonayaa guusha, balse hal koox ayaa taariikhda qori doonta

27/02/2026

π—§π—”π—–π—¦π—œ π—§π—œπ—œπ—₯𝗔𝗔𝗑𝗬𝗒 π—Ÿπ—˜π—›.

Dhammaan Maamulka iyi Macalimiinta iskuulka Badbaado Primary School Galkaio Waxay ka tacsiyaynayaan geerida ku timid Abdi Ibrahim Sheikh Nour oo ah Aabaha dhalay

Fardowsa Abdi Ibrahim

kana mid ah Ardayda dhigata School ka
Badbaado Primary School Galkaio

Waxaanu Alle ka baryaynaa In uu Janatul Fardowsa ka waraabiyo Qoyskii & Dhamaan Qaraabadiina uu Alle (SWT) Samir Iyo iimaan uu ka siiyo.

β€ŽΨ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ§Ω†Ψ§ Ψ§Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ† .

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:00
Tuesday 06:00 - 12:00
Wednesday 06:00 - 12:00
Thursday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 12:00
Sunday 06:00 - 12:00

Telephone

+252907603499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado Primary school Galka'yo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category