Wadajir Primary School

Wadajir Primary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wadajir Primary School, Elementary School, Garsoor, Galbeed, Gaalkacyo.

16/03/2024
28/03/2023

Dugsiga hoose/dhexe ee wadajir

Iskuulka waxaan furnay 2021 asagoo xirmay dhismihiisuna yahay safiito iyo silig isla sanadkaas roobab dabayl wada oo ka da,ay Gaalkacyo waxaa dumay dhamaan dhismihii , dadaal aan samaynay gaarsiinayna xogta dugsiga dumay wasaarada waxbarashada iyo haa,ayada waxbarashada ka shaqeeya waxaa noo suurtagashay in dhismihii aan u helno dhisme ka kooban 6 fasal iyo xafiis oo dugsigii dumay uu ka koobnaa .

Sanadkii xigay waxaa gadaal loo dhisay dhismihii oo dhamaystiran marka laga reebo dugsiga oo aan lahayn dayd ama xayn daab ku wareegsan , ilmihiina waxay kusoo laabteen iskuulkoodii .

Waxaa dugsiga ka hawl gashay 7 macalin oo aqoon heersare leh , ardaydu iyo macalimiintii waxay ka hadleen meesha wax marayaan iyo waxa ka dhiman dugsiga hada .

Alxamdilaah.

Dugsigu wuxuu ka mid yahay  dugsiyo qaatay tababar labo maalmood ah oo ku saabsanaa gargaarka degdega ah , (mercy corps ...
02/03/2023

Dugsigu wuxuu ka mid yahay dugsiyo qaatay tababar labo maalmood ah oo ku saabsanaa gargaarka degdega ah , (mercy corps and care ).

26/01/2023

Address

Garsoor, Galbeed
Gaalkacyo
STREET

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadajir Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share