Kulmiye International School Galkaio

Kulmiye International School Galkaio kusoo dhawaada gacmo furan iyo Maamul hufan ,halkaan waa boga rasmiga ah ee Kulmiye International School Galkaio ๐Ÿซ

https://vm.tiktok.com/ZMkqXneTa/
(1)

07/08/2026

WELCOME BACK, STUDENTS!
โ€‹๐Ÿ“š Classes Have Resumed
โ€‹We are excited to welcome all our students back to school. Regular lessons are now in full progress. Letโ€™s make this term productive and successful!
โ€‹ุฃูŽู‡ู’ู„ู‹ุง ูˆูŽุณูŽู‡ู’ู„ู‹ุง ุจููƒูู…ู’ ู…ูŽุฑูŽู‘ุฉู‹ ุฃูุฎู’ุฑูŽู‰ุŒ ุฃูŽูŠูู‘ู‡ูŽุง ุงู„ุทูู‘ู„ูŽู‘ุงุจู!
โ€‹๐Ÿ“š ุงูุณู’ุชูุฆู’ู†ูŽุงูู ุงู„ุฏูู‘ุฑูŽุงุณูŽุฉู
โ€‹ูŠูŽุณูุฑูู‘ู†ูŽุง ุฃูŽู†ู’ ู†ูุฑูŽุญูู‘ุจูŽ ุจูุฌูŽู…ููŠุนู ุทูู„ูŽู‘ุงุจูู†ูŽุง ุงู„ู’ูƒูุฑูŽุงู…ู ุจูุนูŽูˆู’ุฏูŽุชูู‡ูู…ู’ ุฅูู„ูŽู‰ ุงู„ู’ู…ูŽุฏู’ุฑูŽุณูŽุฉู. ุงู„ุฏูู‘ุฑููˆุณู ุงู„ู’ูŠูŽูˆู’ู…ููŠูŽู‘ุฉู ู…ูุณู’ุชูŽู…ูุฑูŽู‘ุฉูŒ ุงู„ู’ุขู†ูŽ ุจูุดูŽูƒู’ู„ู ู…ูู†ู’ุชูŽุธูŽู…ู. ู„ูู†ูŽุฌู’ุนูŽู„ู’ ู‡ูŽุฐูŽุง ุงู„ู’ููŽุตู’ู„ูŽ ุงู„ุฏูู‘ุฑูŽุงุณููŠูŽู‘ ู…ูุซู’ู…ูุฑู‹ุง ูˆูŽู†ูŽุงุฌูุญู‹ุง!
Kulmiye International School Galkaio

07/08/2026

"Educational Competition Champions"

โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘CLASS 6 โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

-2026

Kulmiye International School Galkaio

ุงุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡.Welcome Back to school ๐Ÿซ ๐ŸŽ’ Dhamaan Macalimiinta ,Waalidiinta iyo Ardeyda Kulmiye Internat...
02/08/2026

ุงุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡.
Welcome Back to school ๐Ÿซ ๐ŸŽ’
Dhamaan Macalimiinta ,Waalidiinta iyo Ardeyda Kulmiye International School Galkaio , Waxa lala socodsiinaya in Dugsiga dib loo furi doono Bari Oo Isniin ah Taariikhduna tahay 03--08--2026.

HAMBALYO KOWDA AGOOSTO Waxaan hambalyada iyo farxadda xuska 1-da August, oo ku beegan maalinta aas-aaska Puntland, la qa...
31/07/2026

HAMBALYO KOWDA AGOOSTO

Waxaan hambalyada iyo farxadda xuska 1-da August, oo ku beegan maalinta aas-aaska Puntland, la qaybsanaynaa dhammaan shacabka Puntland meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Munaasabaddan qiimaha badan waxaan Alle uga baryaynaa inuu u naxariisto dhammaan halyeeyadii iyo dadkii nafahooda u huray dhismaha Puntland. Inta noolna waxaan Eebbe uga rajaynaynaa caafimaad, cimri dheer iyo kheyr badan.

Waxaan shacabka Puntland kula dardaarmaynaa inay ilaashadaan midnimadooda, amnigooda iyo wadajirkooda.



Kulmiye International School Galkaio

28/07/2026

Nursery Entertainment

Kulmiye International School Galkaio

27/07/2026

Idaacada :Voice of Kulmiye
Kulmiye International School Galkaio

๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐˜ผ๐˜พ๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™‰๐˜ผ๐™๐™„๐™„๐™…๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐™๐˜ผ๐™Ž๐˜ผ๐™‡๐™†๐˜ผ 8๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ    Waxaa Beri lagu dhawaaqi doonaa natiijada imtixaanka   ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– 8๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ ee sugsiyada Dhe...
22/07/2026

๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐˜ผ๐˜พ๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™‰๐˜ผ๐™๐™„๐™„๐™…๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐™๐˜ผ๐™Ž๐˜ผ๐™‡๐™†๐˜ผ 8๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ

Waxaa Beri lagu dhawaaqi doonaa natiijada imtixaanka ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– 8๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ ee sugsiyada Dhexe ee dawladda puntland.

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda ree puntland in uu eebbe ku guuleeyo imtixaanka natiijo wanaagsan na ay la soo hoydaan.

Si gaar ah waxaan ugu ducaynaynaa ardayda dugsiga Dhexe ee Kulmiye International School Galkaio , Iyo Dhamaan Dugsiyada gobolka Mudug waxaana alle uga baryeynaa baraare iyo boosas sare inay gaaraan insha alah.

๐™†๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™œ๐™–๐™˜๐™ข๐™ค ๐™›๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ

โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘ 2026-2027 โ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘

19/07/2026

Horyaalka Kubada Cagta dugsiga ee sanadlaha ah .

Kulmiye International School Galkaio

Ogeysiis   Ogeysiis   OgeysiiisWaxaa la ogeysiinayaa  bahda jecel waxbarashada ee kunool magaalada Gaalkacyo iyo nawaaxi...
15/07/2026

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiiis

Waxaa la ogeysiinayaa bahda jecel waxbarashada ee kunool magaalada Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda in Kulmiye International School Galkaio oo aad horey ugu barateen waxbarasho tayaysan oo uu bilaabay diwaan galinta Ardada cusub waxbarashad sanad dugsiyeedka 2026

Mahadsanidiin.

HAMBALYO  MUNAASABADDA 1-DA LUULYO๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
30/06/2026

HAMBALYO MUNAASABADDA 1-DA LUULYO๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Address

Kulmiye Street
Gaalkacyo
09010

Telephone

+252907384973

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye International School Galkaio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category