Greenage Technical Institute

Greenage Technical Institute Kuliyadda Farsamada Gacanta ee Cagaaran

28/08/2026
22/03/2026

Kawsar Cawil, waxay kamid tahay ardayda ka aflaxay dugsiga farsamada gacanta . Waxay sanadkii 2024 kusoo biirtay dugsiga si ay u barato xirfad, waxay kamid noqotay dhalinyaradii nasiibka u yeeshay inay bartaan xirfadda cunto karinta iyo macmacaan samaynta. Waxay qalinjabisay sanadkii 2025.

Waxay kamid tahay arday badan oo ku shaqaysta xirfadihii ay barteen oo ku nool magaalooyin kala duwan.

Muuqaalkan waxay kusoo bandhigaysaa macmacaan ay ugu tala gashay maalinta ciidda.

Ardayda dhigata maadada   oo u fadhiistay imtixaanka billaha ah ee Dugsiga Farsamada-gacanta  .
25/02/2026

Ardayda dhigata maadada oo u fadhiistay imtixaanka billaha ah ee Dugsiga Farsamada-gacanta .

Ardeyda barata maadada ICT ga oo galaya bishii seddexaad. Dugsiga Farsamada Gacanta ee  .
25/02/2026

Ardeyda barata maadada ICT ga oo galaya bishii seddexaad. Dugsiga Farsamada Gacanta ee .

Swirro: Munaasabadda qalinjabinta dufcadda 4 aad ee qalinjabinta Dugsiga Farsamada Gacanta Cagaaran.
28/06/2025

Swirro: Munaasabadda qalinjabinta dufcadda 4 aad ee qalinjabinta Dugsiga Farsamada Gacanta Cagaaran.

27/06/2025

Deegaanka Cagaaran ee gobalka Mudug waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabiyeen dufcaddii 4aad ee ka baxday dugsiga Farsamada Gacanta Greenage ee deegaanka Cagaaran, kuwaas oo tiradoodu tahay 130 arday oo bartay xirfadaha korontada, tuubada, cunto karinta, faaradda iyo qurxinta dumarka.

Munaasabadda qalinjabinta waxaa ka qayb galay maamulka deegaanka cagaaran, bahda waxbarashada deegaanka cagaaran, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo aqoon yahano, waxgarad kala duwan. Masuuliyiin ka socotay wasaaradda shaqada, shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada Puntland iyo saraakiil ka socota hay’adaha caalamiga ah ee World Vision. Kuwaas oo dhamaantood Hambalyo iyo Bogaadin u diray Ardayda.

Ugu dambayntii Ardayda ayaa la gudoonsiiyay Shahaadooyin iyo agabkii ay ku shaqaysan lahaayeen.

Munaasabadda ay ku qalin jabiyeen dufcaddii 4aad ee ka baxday dugsiga Farsamada Gacanta Greenage ee deegaanka Cagaaran, ...
27/06/2025

Munaasabadda ay ku qalin jabiyeen dufcaddii 4aad ee ka baxday dugsiga Farsamada Gacanta Greenage ee deegaanka Cagaaran, kuwaas oo tiradoodu tahay 130 arday oo bartay xirfadaha korontada, tuubada, cunto karinta, faaradda iyo qurxinta dumarka.

Munaasabadda qalinjabinta waxaa ka qayb galay maamulka deegaanka cagaaran, bahda waxbarashada deegaanka cagaaran, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo aqoon yahano, waxgarad kala duwan. Masuuliyiin ka socotay wasaaradda shaqada, shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada Puntland iyo saraakiil ka socota hay’adaha caalamiga ah ee World Vision. Kuwaas oo dhamaantood Hambalyo iyo Bogaadin u diray Ardayda.

Ugu dambayntii Ardayda ayaa la gudoonsiiyay Shahaadooyin iyo agabkii ay ku shaqaysan lahaayeen.

27/06/2025

Address

Cagaaran
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Greenage Technical Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Greenage Technical Institute:

Shortcuts

Share

Category