22/11/2025
Xaflad si heer sare loo soo agaasimey!!!
Wxaan halkan uga mahadcelineynaa
Godomiyaha Degaanka Bajeela Mudane Abdirizack Shuke,Gadoomiyaha Schoolka ahna Taliyaha Degaanka Taliye Ahmed Hussein Roble (axmadSaagal),xooghaya degaanka mudane Abdiimaan, macalimiinta iyo waalidiinta thanks all.
Hampalyo dhamaan macalimiinta soomaaliyeed wxaan la qaybsaneynaa farxada maalinta 21 November oo ku asteysan maalinka macalinka somaaliyeed.
Si gaar ah wxaan hamplayo lawadaageynaa macalimiinta Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Bajela.
Hampalyo hamplyo macalimiin.