Al-Hikma collage 18+

Al-Hikma collage 18+

Share

Bogga rasmiga ee schoolka Al-hikma collage 18+

19/03/2026

Eid Mubarak

13/03/2026

Wergelin 🎤 🎙

Fasaxa 10 dambe ee Ramadan
Dhamman ardayda iyo walidiinta dugsiga alxikma galkcyo waxan ogaysin inu dugsigu fasax yahay ilaa laga garayo 23 /3/2026 insha allh

17/02/2026

Ramadaan Mubaraak ❤

07/02/2026

Bahda Al-Hikma collage 18+

05/02/2026

Dugsiga Al-Hikma collage 18+ oo soo Kordhiyay English Course oo ay dhigayaan macallimin khibrad sare u leh waxa ay dhigayaan si ardayga kor lagu qaado mustawihiisa waxbarasho.
WAXBARTA AAN BARWAAQO GAARNEE 🖊 📖 📕

08/01/2026

ee dugsiga Al-Hikma collage 18+

29/11/2025

Jadwalka Imtixaanka Kalka labaad ee dugsiga Al-Hikma collage 18+

22/11/2025

Doorashada Gudoomiyaha Ardayda Dugsiga Al-Hikma collage 18+

22/11/2025

Hadal jeedinta Maamulka iyo Masuuliyiin kale oo badan ka tirsan degmada xafladiii doorashada Gudoomiyaha Iyo G/xigeenka dugsiga Al-Hikma collage 18+

Photos from Al-Hikma collage 18+'s post 20/11/2025

Maanta oo ay tariikhdu ahayd 20-Nov-2025 ka qabsoomay Dugsiga Al-Hikma collage 18+ doorashada Gudoomiyaha iyo G/ku xigeenka dugsiga oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin xilibaanada golaha degaanka Degmada Galkacyo

20/11/2025

HANBALYO MAALINTA MACALLIMIINTA SOOMALIYEED

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo