Daarul DIIn: Khowlata Bintu Aswad and Primary

Daarul DIIn: Khowlata Bintu Aswad and Primary Barbaarinta Carruurta da`da yar iyo Tarbiyeentooda

iyo waxbarista dadka waaweyn ilaa 9:18
iyo waxbarashada aasaasiga ah .

iyo kobcinta dadka ay ka daahday waxbarashada si loogaarsiiyo heerkooda ay udhigmaan

18/03/2021

Halkan waxa lagu

26/02/2021

Asc waxaad halkan lagu soobandhigay ama halkan uukusoobandhigayaa Dugsiga H/Dhexe EE KHOWLATA BINTU ASWAD PRIMARY SCHOOL .
in wax ufaa`iideeyo jiilka da`da yar-yar ee sookoraysa ku waas oo uu fidinayo waxbarsho tayo sare leh oo laguugu baridoona ilmhaaga qaab naqshadaysan . waxa uuqabanayaa dugsigu arday cusub ku waaas uu udiyaarinato goobo waxbrasho oo heer sare ah iyo kuwo waxbarashada dadka waaweyn ah . intaas waxaa kuu dheer qaybta tarbiyeena iyo xannaanaynta carruurta oo laguugu soodhaeenayo gacmo furan iyo wadashaqayn si loohubiyo tayada aadaabta iyo waxbarashada dugsiga iyo tarbiyadaba guriga iyo dugsiga si la isu kaalmeeyo ka warqabka labada dhinac ee carruurta hadaba horay ugaar KHOWLATA BINTUM ASWAD GALKACYO Amma Garaac TELL: 0907213134/0907575186/0907660610

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907575186

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarul DIIn: Khowlata Bintu Aswad and Primary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Daarul DIIn: Khowlata Bintu Aswad and Primary:

Shortcuts

Share

Category