Puntland Primary and Secondary School

Puntland Primary and Secondary School be honest and promote others

16/05/2026
Hambalyo, Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.Maamulka Dugsiga Hoose/dhexe ee Puntland iyo Nuradin wuxuu hambalyo u dirayaan...
22/11/2025

Hambalyo, Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

Maamulka Dugsiga Hoose/dhexe ee Puntland iyo Nuradin wuxuu hambalyo u dirayaan dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan macalimiinta iyo hawl wadeennada Dugsiga.

Waalidiinta iyo ardayda Dugsiga waxaan ogeysiinaynaa in Dugsigu fasax yahay labada galin munaasibadda Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed.

Waxaa maanta si weyn looga xusay maalmaha xornimada ummadda Soomaaliyeed dusgsiga Hoose dhexe ee Puntland
28/06/2025

Waxaa maanta si weyn looga xusay maalmaha xornimada ummadda Soomaaliyeed dusgsiga Hoose dhexe ee Puntland

Dhammaan maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose/dhexe ee Puntland  waxay hambalyada maalinta ciidu Asha la wadaagayaan ...
06/06/2025

Dhammaan maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose/dhexe ee Puntland waxay hambalyada maalinta ciidu Asha la wadaagayaan dhammaan Muslimiinta gaar ahaa shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dowlada puntland Ardayda, Waalidiinta iyo Bahda waxbarashada.
Ciid Wanaagsan.

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO!!Waxa uu iskuulku Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Macalimiinta Soomaaliyeed dhammaanSi gaar...
21/11/2024

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO!!

Waxa uu iskuulku Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Macalimiinta Soomaaliyeed dhammaan

Si gaara waxa uu hamblyo ugu dirayaa Bahweynta Dugsiyada Puntland iyo faracyadiisa

Macalin adeega barbaarineed ee aad bulshada u heysaan waa mid laga mahad celiyo
Waxaan idinleenahay ilaahay abaalkiina jano haka yeelo idamka ilaahay

Aamiin,Aamiin,Aamiin

14/11/2024

Well done

Talaado : 14/05/2024Dhammaadka Imtixaanka Teeramka 2aad ee Sannad Dugsiyeedka 2023/2024.--‐------------------------Alxam...
14/05/2024

Talaado : 14/05/2024
Dhammaadka Imtixaanka Teeramka 2aad ee Sannad Dugsiyeedka 2023/2024.
--‐------------------------
Alxamdulillaah, Waxaa maanta oo Talaado ah 14/05/2024 soo gaba gaboobay Imtixaankii teeramka 2aad ee Dugsiyada Puntland Primary and Secondary School iyo Faraciisa Nuradin Primary school

Imtixaanka oo soconayey mudo 8 maalmood ah ayaa maanta jawi qurux badan kusoo dhamaaday.

Maamulka guud ee dugsiyada Puntland waxa uu u hambalyeynayaa Dhammaan Macallimiinta, Waalidiinta iyo Ardayda dugsiga dadaalkii ay mujiyeen shantii bilood ay socotay waxbarashada teeramka 2aad ee sannad dugsiyeedka 2023-2024.

-------- Dhammaad --------

Xafiiska Imtaxaanaadka Iyo xafiiska Maaalmulaha guud ee dugsiga

Address

Israac
Gaalkacyo

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252907607172

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Puntland Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category