Riyadul janah international school

Riyadul janah international school

Share

Established for more information about our school.

22/03/2026

Ogaysiis Muhiima

Photos from Riyadul janah international school's post 12/03/2026

Waxaa si rasmi ah u soo gabagaboobay imtixaankii dugsiga Riyadul Janaha International School Gaalkacyo.

Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxay u rajaynayaan ardayda iyo waalidiinta Ciid Mubaarak, iyagoo rajaynaya in fasaxa lagu qaato farxad, nabad iyo caafimaad.

Dugsigu wuxuu dib u bilaaban doonaa marka uu dhammaado fasaxa Ciidda.

22/07/2024

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Dhamaan waxa lo ogaysiinayaa waalidiinta jecel inay ubadkoodu helaaan waxbarasho tayo leh in Riyadul janah international school uu bilaabay diiwaan galinta ardayda cusub sanada dugsiyeed 2024 /2025

Riyadul janah international school fasala uu qabanayo waxay kala yihii
1.fasalaka xadaanada oo mudo kooban aradaydaga lagu soo sarayo ilaa fasal 8aad
2.specail classe waana fasalo loo diyaariyay ardayda da.dooda weeyn tahay ee waxbarashada ka dib dhacay .si loo soo gaarsiiyo heerkooda waxabarasho.

Riyadul janah international school waxa uu ardayga wax ku barayaa luuqada english ayadoo xarunta iskoolka lagu diyaariyay macalimiin tayadoodu sarayso .

Riyadula janah international school waxaa uu ku yaaalaa dhabarka danbe oo hotel aljaziira
Wixii faahfaahina kala xarii tell numbe 0907780512/0905790512/0907080645 somtel 067780512/067647338

21/07/2024

Welcome to Riyadul janah international school

21/05/2024

ardayd kamida ardayda dhigata schoolka riyaadul janah oo ilmaysay ka dib maanso ay u tirisay abtigeedii soo garab istaagay.

21/05/2024

Gabar kamida ardayda dhigata schoolka riyaadul janah oo hees ka qaaday xafladii qalinjebinta

21/05/2024

Mid kamida ardayda schoolka Riyaadul Janah

13/05/2024

Waalid kamida waalidiin caruurtoodu wax ka bartaan riyaadul janah
Xafladda Qalinjebinta iyo sagootinta ardayda fasalka 8aad ee Dugsiga H/dhexe Riyaadul Janah Gaalkacyo Dufcadii 8aad.

13/05/2024

Xafladda Qalinjebinta iyo sagootinta ardayda fasalka 8aad ee Dugsiga H/dhexe Riyaadul Janah Gaalkacyo Dufcadii 8aad.

Photos from Riyadul janah international school's post 09/05/2024

Xafladda Qalinjebinta iyo sagootinta ardayda fasalka 8aad ee Dugsiga H/dhexe Riyaadul Janah Gaalkacyo, Dufcadii 8aad.

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Gaalkacyo