19/09/2024
Hanbalyo dhamaan ardeyda dugsiga hoo/ dhexe ee Alhuda AL-Huda School Berbera
Mahadnaq
Waxaan hakna uga mahad naqayaa dhanaa ardeydii ku soo tacabtey ee wakhatigooda u hurtay dhamaan adeyda maanta ku guulesetya imtixaanka ashahaadiga Hadaan halka ka xuso macalimiinta Naftooda u soo hurey ardayda Maata ku guulesathy imtixaanka ashahaadiga ee 2023-2024 Macalin mohamed ibarahim, macalin liiban, macalin Cabdiwaaxid ali, macalin axmed muuse
Dhaan macaliiminta way ku mahad sanyihiin sidey naf tuuda ugu horeen adeyga maanta heerkan mareysa waxaa kale oo aan u mahad calinayaa ardeydii 2022-2023 oo si aada ula shaqeeyey macalimiinta dugsiga hadaan ku soo noqodo ardeyda wax soo baranenysey 8years ee maanta gaadhey qaar kamida hadafkii ay ka lahaayen nolosha waxaan idin leeyahy hoos haysu dhigina dadaalkina halkaa kasii wada.
Alle mahadle.