Dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad

Dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad Allah akbar

Dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad waxa maanta soo gaba-gaboobay imtixaankii kalka labaad sanad-dugsiyeeska 2024-2025
27/05/2025

Dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad waxa maanta soo gaba-gaboobay imtixaankii kalka labaad sanad-dugsiyeeska 2024-2025

08/05/2025
06/05/2025

Waa nimco yar oo ka mid ardayda dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad fasalka 2aad oo u diyaar-garawday dabaal dega xuska 18may 2025

Culimadeeni Dacwada Sheekh Cabdiraxmaan khadiib iyo Sheekh Cumar Tanzaaniya Allah Barakeeyo
12/04/2024

Culimadeeni Dacwada Sheekh Cabdiraxmaan khadiib iyo Sheekh Cumar Tanzaaniya Allah Barakeeyo

Waad Dadasheen Ardaydii Dedaalkiina halka ka sii wada koobka inoo balana insha Allah dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad
16/12/2023

Waad Dadasheen Ardaydii Dedaalkiina halka ka sii wada koobka inoo balana insha Allah dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad

Saacado kooban ka hor inta aan la tooganNin dhalinyaro ah oo sugaya in loo toogto denbi dil ah oo uu geestay, waxaa la s...
29/10/2022

Saacado kooban ka hor inta aan la toogan
Nin dhalinyaro ah oo sugaya in loo toogto denbi dil ah oo uu geestay, waxaa la siiyey fursad kooban, qalin iyo warqad ayuu codsaday kadibna wuxuu u qoray hooyadiis warqadaan:
"" Hooyo hadii dunidan cadaalad ka jiri lahayd, adna denbigan baad ila qaadi lahayd, maxaa yeelay qeyb ayaad ka ahayd dhibkaan.
"Hooyo, ma xusuusataa maalintii aan baaskiilka wiilka ka xaday, oo guriga keenay, waad ila qarisay, si aanan u fashilmid.
Maalintiii aan lacagta deriska ka xaday, dagaal baad ii sameysay si aad ii difaacdid, iimana sheegin inay tahay denbi.
Maalintii macalimku fasalka iga ceyriyey, isagoo iiga digaya maqnaanshahayga oo badnaa awgeed, waad i difaacday, macalinkeygii ayaad eedeysay oo tuhuntay.
Habeenadii aan soo daahi jiray, oo aan subaxdii hurdada ku daahi jiray, marna ima weydiin dugsiga waxaan utegi waayay, balse waxaad ku celcelin jirtay inaad ijeceshahay, garabna ii tahay.
Hooyo anigu marna ciyaal baan ahaa, marna korey u baahan in la saxo, khaladkana laga qabto, uma baahnayn in wax walba la igu garab istaago, si aan khaladka iyo saxda u kala barto.
Hooyo waan ku cafiyey, laakiin waxaad sheekadan la wadaagtaa waalidka kale, si ay ilu ogaadaan inay masuul ka yihiin inay dhisaan qof wanaagsan, ama denbiile bulshadiisa dhibaateeya.
Mahadsanid hooyo noloshii aad ii qurxisay, iguna jiheysay inaan noloshaas waayo.
Wiilkaagii denbiilaha ahaa.

Xigasho
محبي الدكتور جاسم المطوع

10/09/2022

Mid ka mid ah mucjisooyinkii Soomaali ka dhashay 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐌𝐨𝐨𝐠𝐞 𝐆𝐞𝐞𝐝𝐝𝐢 AHN.
Intee ayaad ka garatay muwaadiniintaa uu sheegayo?

"Saddex mar ayaan Quraanka dhammeeyay, illaa iyo haddana maan sii daynin; maalin walba Shan Jus ayaan fadhigaygan ku akh...
10/09/2022

"Saddex mar ayaan Quraanka dhammeeyay, illaa iyo haddana maan sii daynin; maalin walba Shan Jus ayaan fadhigaygan ku akhriyaa, bishiina afar mar ayaan Quraanka dhammeeyaa. Marka qofi wax iga gadanayo kitaabka intaan isku laabto ayaan u adeegaa, marka uu iga dhaqaaqana halkaygii baan akhrinta kasii wataa. Muddo saddex sanno ah oo aan ganacsigan ka shaqaysanaayay sidaas baan soo waday; annigoo faraxsan oo xasilooni dareemaya ayaan ka galbadaa galabtii halkaan".

Xasan, 32, Xamarweyne - Muqdisho.

X: Abdishukri Haybe

07/09/2022

Waano dhaxalgal ah

Address

Berbera

Telephone

+252633319562

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga hoose dhexe ee magaalo-cad:

Shortcuts

Share

Category