18/06/2024
Ha dhaawicin ruux dhab kuu jecel
Hankiisa ka dhawr wixii dhiba
Ha dhaamin nabsiga dhar haw Tolan
Ha dhaafin naf aan ku dheeg marin
Hilawga dhankaa qof dheefsada
Had iyo jeer daacadoo dhaba
Hadaanad u hayn jaceyl dhaba
Hadalka ugu dhiib sii dhuun mara
👑🙏👍