28/04/2022
Wejigii labaad aqoon-isweydaarsiga dugsiyada bulahar iyo boodaale
Horumarka iyo wax qabadka tuulada boodaale
28/04/2022
Wejigii labaad aqoon-isweydaarsiga dugsiyada bulahar iyo boodaale
Maanta iyo shaley waxay ahaayeen maalmo taariikhi ah booqashada ay ardeyda,barayaasha iyo maamulaha dugsiga bulaxaar ku yimaadeen boodaale waxa ay noqotey mid i raadeysay oo aanan ilaaweyn run ahaantii waa dariiqo qiimo badan oo u furantay dugsiyada degmada waa muhiim in ardaydu ay la kulmaan dhigooda ku nool deegaana iyo cimilo ka duwan ta ay ku noolyihiin.waxa aan rajeynayaa inay sii xoogeysan doonto tayada waxbarashada degmadu haddii booqashada dugsiyada sii socdaan waxaa noo qorsheysa inaanu ugu tegno markayaga dugsiga bulaxaar bisha labaad ee sanadka 2021ka haddii rabi aqbalo.intaa kadib aanu booqandoono dugsiyada salley iyo ceelsheekh waxaan ka rajeynayaa madaxda sharafta mudan we degma iyo w/barashada gobolka saaxil inay nagu garab gelaan aqoon isweydaarsiga dugsiyada Allaa mahad leh.
20/11/2020
Waa markii ugu horeysay ee ay dugsiyada degmada bulaxaar booqasho isugu baxaan