Madrasah UmmulQuraan

Madrasah UmmulQuraan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madrasah UmmulQuraan, School, Johannesburg Central.

Abuu Hureyra – RC waxaa laga weriyay in Nebiga NNKH inuu yiri :“Qofkii Ramadaan sooma, isagoo rumaysan waajibnimadiisa, ...
02/03/2025

Abuu Hureyra – RC waxaa laga weriyay in Nebiga NNKH inuu yiri :
“Qofkii Ramadaan sooma, isagoo rumaysan waajibnimadiisa, Ajarna Alle agtiisa ka xisaabsanaya; waxaa loo dhaafaa dembigii horey uga dhacay”.

Bukhaari iyo Muslim baa isku waafaqay


  Abuu Hureyra – RC- waxaa laga weriyay in Rasuulka NNKH inuu yiri: “Waxaa idiin yimid Ramadaan, waa bil barakaysan oo A...
01/03/2025




Abuu Hureyra – RC- waxaa laga weriyay in Rasuulka NNKH inuu yiri: “Waxaa idiin yimid Ramadaan, waa bil barakaysan oo Alle Cazza wajal uu idinku waajib yeelay soonkeeda. Waxaa la furayaa albaabada Samada, waxaa la xirayaa albaabada Naarta, Waxaana la xirayaa Shayaadiinta.

Alle, wuxuu bishaas ku leeyahay hal habeen oo ka kheyr badan Kun habeen. Qofkii kheyrkeeda laga qadiyo, kheyr oo dhan baa laga qadiyay”.

28/02/2025
28/02/2025
20/12/2024

أشبال مدرسة أم القرآن بجوهانسبرغ يتلون خواتيم سورة الصّافات جماعةً على طريقة الشيخ محمود خليل الحصري – رحمه الله أثناء حفل تخريج الدفعة الثالثة.
⚡️ تصميم وإخراج : فريق مدرسة أم القرآن

- Ardayda Madrasada UmmulQuraan oo si wadajir ah u akhrinaya Aayado ka tirsan Suuratu-Saafaat, intii lagu guda jiray Xafladdii Qaljin-jebinta dufcada 3aad.

⚡️Design and Production: Madrassa UmmulQuraan Team

Young students of Madrassa UmmulQuraan in Johannesburg recite the closing verses of Surah As-Saffat together, following the style of Sheikh Mahmoud Khalil Al-Husary – may Allah have mercy on him, during the graduation ceremony of the third class.

18/12/2024

Mahadcelin ku socota dhammaan waalidiinta, gaar ahaan hooyooyinka.

تقدير وشكر موجهين إلى جميع أولياء الأمور، وبالأخص الأمهات الفاضلات

Thanks, and appreciation to all parents, especially the mothers.


First, we thank Allah (SWT)We would like to thank all the parents, teachers, organizing teams, and everyone who helped m...
17/12/2024

First, we thank Allah (SWT)

We would like to thank all the parents, teachers, organizing teams, and everyone who helped make the graduation Jalsa on (08/12/24) a great success.
We say to all of you: thank you!

جزاكم عنا خيرالجزاء ورفع قدركم في الدنيا والآخرة

Thank you so much for your help. May Allah add it to the scale of your good deeds

16/12/2024

- لقطات من حفل تخرج الدفعة الثالثة ( توزيع الشهادات والجوائز)
Captures from the Graduation Ceremony –

Sawirro dheeraad ah oo ku saabsan bixinta shahaadooyinka iyo guddoonsiinta Abaal-marinnada.More photos of giving certifi...
16/12/2024

Sawirro dheeraad ah oo ku saabsan bixinta shahaadooyinka iyo guddoonsiinta Abaal-marinnada.

More photos of giving certificates and prizes.

PART FOUR [ 4 ] Sawirrada guddoonsiinta Shahaadooyinka iyo Abaal marrinada Ardayda Qur’aanka dhammaysay. Iyadoo Arday wa...
16/12/2024

PART FOUR [ 4 ] Sawirrada guddoonsiinta Shahaadooyinka iyo Abaal marrinada Ardayda Qur’aanka dhammaysay. Iyadoo Arday walba la siiyay lacag dhan R 500 oo dhiirragelin ah.

صور توثق تسليم الشهادات والهدايا والجوائز للطلاب الذين أتموا القرآن الكريم، بحيث حصل
كل طالب مبلغ R500 كهدية تشجيعية.
Photos of giving certificates, gifts, and prizes to students who completed the Holy Quran. Each student got R500 as a reward.

Address

Johannesburg Central
2092

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Friday 13:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 12:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madrasah UmmulQuraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Madrasah UmmulQuraan:

Shortcuts

Share

Category