01/10/2026
📢 IMPORTANT NOTICE
The Department of Home Affairs has instructed all Refugee Reception Offices to receive new asylum applications.
👉 If you intend to apply for asylum, please visit your nearest Refugee Reception Office and request assistance, even if you entered South Africa irregularly or do not have documents.
If you cannot be assisted on the day, the office must provide you with a written appointment.
Please share this information with others in the community.
⸻
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxay ku amartay dhammaan Xafiisyada Qaabilaadda Qaxootiga inay qaabilaan codsiyada cusub ee magangelyada.
👉 Haddii aad doonayso magangelyo, fadlan tag Xafiiska Qaabilaadda Qaxootiga ee kuugu dhow oo codso in lagaa caawiyo codsigaaga, xitaa haddii aad si aan sharci ahayn ku soo gashay ama aadan haysan dukumenti.
Haddii aan lagu caawin karin maalintaas, waa in lagu siiyaa ballan qoraal ah.
Fadlan la wadaag bulshada kale.