Imbiyow

Imbiyow Senior Lecturer Digital Skills Training

01/10/2026

Adduunku maanta wuxuu u guuray dhanka dijitaalka. Sharaf ayay ii tahay inaan idiin sharaxo nidaamyada dijitaalka ah ee la jaanqaadaya baahiyaha maanta, iyo sida tiknoolajiyadu u beddelayso nolosha iyo siyaasadda.”

14/09/2026

Maamulka Degmada Xamar Weyne ayaa Jaamacadda u soo gudbiyey deeq waxbarasho, taas oo fursad muhiim ah u noqonaysa ardayda doonaysa inay helaan waxbarasho tayo leh.

Waxaan uga mahadcelinaynaa Maamulka Degmada Xamar Weyne dadaalka ay ugu jiraan horumarinta waxbarashada iyo taageerada jiilka mustaqbalka.

OGEYSIIS MUHIIM AHJaamacadda Jobkey waxay dhammaan ardayda ogeysiinaysaa in Natiijada Imtixaanka Final-ka ay diyaar taha...
14/09/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

Jaamacadda Jobkey waxay dhammaan ardayda ogeysiinaysaa in Natiijada Imtixaanka Final-ka ay diyaar tahay 15-09-2026.

JOBKEY UNIVERSITY
Success Starts Here!

13/09/2026

Jobkey university Waa Tubta Guusha Mustaqbalku waxbarashdaada iyo Furaha Shaqadada

13/09/2026

Bandhigga. Weynaha. Somali Higher Education

1980 baan ku soo laabtay
13/09/2026

1980 baan ku soo laabtay

Full schroship
12/09/2026

Full schroship

12/09/2026

Football game

Hal miis, hal yool, fikrado badan. 💻ICT Weekly Meeting  horumar joogto ah.
12/09/2026

Hal miis, hal yool, fikrado badan. 💻
ICT Weekly Meeting horumar joogto ah.

Address

Cape Town
7505

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Imbiyow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Imbiyow:

Shortcuts

Featured

Share