War Cimraan Tv

War Cimraan Tv

Share

Halgarad Hubsiimo iyo Horusocod

09/08/2026

Gudoomiyaha Degmada Warcimraan ayaa maanta xanaanada Degmadaasi kuwareejiyey Oxygen taas oo degmadu baahi wayn uqabtay.

05/08/2026

Winners🏆

04/08/2026

waxaa galabta Degmada Facawayn ee Warcimraan kusoo gaba-gaboobay Wareeg mudo maalmo ah ka socday gudeheeda, kaasoo uu si sanadle ah u maalgeliyo Aqoonyahan Abdinaasir Xasan Macalin.
waxaa kuguulaystay Tartanka kooxda ku ciyaarta maaliyada Caafimaadka ee Degmada, waxaana si wada jira usoo xidhay Gudoomiyaha Degmada Saleebaan xasan xuseen iyo Garsoore sare Xamse ilbax.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Burco