Darul-Rahman Educational Center

  • Home
  • Darul-Rahman Educational Center

Darul-Rahman Educational Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darul-Rahman Educational Center, School, Mogadishu, .

KUSOO DHAWOOW XARUNTA WAXBARASHADA EE DAARUL-RAXMAAN
Waxaan barnaa Ardayda:
1) Far-Soomaaliga
2) Xisaabaadka
3) Tababarka Caafimaadka
4) Computer-ka
5) English oo leh heerar kala duwan sida Bilow, Dhexdhexaad iyo Dhameystir.

19/02/2026

RAMADAN CUP 20206
GROUP: Leaders VS GTOUP Future

19/02/2026

RAMADAN CUP 2026
QEYBRA DA'YARTA
GROUP: Halyeeyada VS GROUP: Xiddigaha

WE ARE COOKING SOMETHING...
15/02/2026

WE ARE COOKING SOMETHING...

12/02/2026

🌟📚 Gunaanad Qurux Badan – Tartamada Aqooneed 📚🌟

Shalay Xarunta Waxbarashada Daarul-Raxmaan ee Darul-Rahman Educational Center waxaa ka dhacay tartan aqooneed aad u xiiso badan oo dhexmaray arday laga dhisaya aasaaska aqoonta ee iyo .
Jawigu wuxuu ahaa mid firfircoon, su’aalo degdeg ah, jawaabo kalsooni leh iyo tartan nadiif ah oo ay hareeyeen saaxiibtinimo iyo is-ixtiraam.

Ardaydu waxay muujiyeen faham, geesinimo iyo wada-shaqeyn, taas oo ka turjumaysa dadaalka joogtada ah ee macallimiinta iyo barbaarinta wanaagsan ee xarunta.

🏆 Natiijada Tartanka
Todobosaacley — 12 dhibcood
Sideedsaacley — 11 dhibcood

Tartankan wuxuu ahaa gabagabadii tartamadii taxanaha ahaa, wuxuuna ku dhammaaday farxad, dhiirigelin iyo niyad sare oo ardayda u horseedi doonta guulo kale oo waaweyn.

👏 Hambalyo dhammaan ardayda ka qaybgashay labada shift.
👏 Waan uga mahadcelineynaa macallimiinta iyo waalidiinta taageerada joogtada ah

✨ Daarul-Raxmaan — Halka hibadu ka iftiinto, aqoontuna ka korto

05/02/2026
05/02/2026
05/02/2026
05/02/2026

🏆 DARUL-RAHMAN Cup 2026? 🏆
​Waxaa galabta garoonka ku dhex maray kulan aad u xiiso badnaa labada kooxood ee Grade 8 iyo Form 2. Ciyaartan oo qayb ka ah tartanka sanadlaha ah ee Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Daarul-Raxmaan , waxay ahayd mid xamaasaddeeda leh oo ay labada dhinacba soo bandhigeen xirfad aad u sarreysa.
​🌟 Dhinaca Grade 8: Waxay muujiyeen firfircooni iyo isku duubni weyn iyagoo u ciyaarayay si geesinnimo leh.
🔥 Dhinaca Form 2: Waxay la yimaadeen deganaansho iyo khibrad.
​Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo taageerayaashii garoonka u joogat si ay u dhiirigeliyaan dhalinyaradan kartida badan.
​

05/02/2026
05/02/2026
01/01/2026

Address

Mogadishu

NO

Telephone

+252612023353

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul-Rahman Educational Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed School/college?

Share