Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax

  • Home
  • Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax Ku baro Qur'aan ka qaab online ah muddo kooban adiga oo gurigaaga joogga.
■Quraan ■Hingaad ■Tawxiid.

Wargelin Fasax dhammaan ardeyda wax ka barata Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax .
26/05/2026

Wargelin Fasax dhammaan ardeyda wax ka barata Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax .

 ,   iyo  -ba haddii waqti u weydey barashada Qur'aanka, dugsiga Aflax ayaa kuu soo kordhiyey  hab online ah oo aad Qur'...
11/04/2026

, iyo -ba haddii waqti u weydey barashada Qur'aanka, dugsiga Aflax ayaa kuu soo kordhiyey hab online ah oo aad Qur'aanka ku xifdiyeysid adiga oo gurigaaga jooga.

Tel: 63 4140740

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax, waxa uu sannadkan cusub qaadanaya ardey cusub oo Online ku baran doona casharra...
16/12/2025

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax, waxa uu sannadkan cusub qaadanaya ardey cusub oo Online ku baran doona casharrada.
-Qur'aan
- Hingaad
- Tawxiid (Casharro ardeyda Qurbaha loogu talo galay) Iyo
-Xadiis.

WhatsApp: 63 4140740

Ardey Cusub iyo Fasallo Cusub Ku baro Qur'aanka  ,  ku-na dhammee muddo kooban adiga oo Gurigaaga jooga.63 4140740
15/12/2025

Ardey Cusub iyo Fasallo Cusub

Ku baro Qur'aanka , ku-na dhammee muddo kooban adiga oo Gurigaaga jooga.
63 4140740

Ogeysiis! , waxaaa uu ku wargelinayaa ardeydii dhammasay Hingaadda iyo Quraanka, iyo kuwii gaadhay (5 juzz ilaa 15Juzz),...
09/12/2025

Ogeysiis!
, waxaaa uu ku wargelinayaa ardeydii dhammasay Hingaadda iyo Quraanka, iyo kuwii gaadhay (5 juzz ilaa 15Juzz), in ay socoto hawshii shahaado-bixintu.

Sida oo kale, dugsigu waxaa uu qaadnayaa ardey cusub sannadkan, kuwaas isugu jira waaweyn iyo yaryar ba, isqoristu way socotaa ee isdiwaangeli.
63 4140740

05/10/2025

Badi dhegaysiga Qur'aanka.

Ogeysiis   Ogeysiis OgeysiisDugsiga barashada Qur'aanka ee Aflax Quran Online,waxaa uu idiin soo kordhiyey Xifdiga Qur'a...
13/07/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Aflax Quran Online,waxaa uu idiin soo kordhiyey Xifdiga Qur'aanka xilliyada Fasaxa ama Xagaaga.

Casharrada waxaa lagu baranayaa Hab Online ah.

63 4140740

Wargelin Fasax Munaasabadda Ciidda awgeed.
03/04/2024

Wargelin Fasax Munaasabadda Ciidda awgeed.

20/02/2024

Baro Salaadda Witriga iyo xilliga la tukado.

15/02/2024

Ku raaxaysto dhageysiga Qur'aanka Kariimka ah.

Address


Telephone

+252656471324

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga barashada Qur'aanka ee Al-Aflax:

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed School/college?

Share