Samo Production

Samo Production

Share

"Samo media"

04/07/2026


Abdi Hajji Nuur

Photos from Samo Production's post 04/07/2026
Photos from Samo Production's post 04/07/2026

بسم الله الرحمن الرحيم
Alxamdulillaah, waxaa si guul leh uga qabsoontay
𝐌𝐚𝐝𝐫𝐚𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧
xaflad lagu soo bandhigay heerarka ardayda ee 𝙓𝙞𝙛𝙙𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙎𝙞𝙭𝙞𝙙𝙙𝙖 𝙌𝙪𝙧'𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙆𝙖𝙧𝙞𝙞𝙢𝙠𝙖 ah.

Xafladdu waxay ahayd mid lagu dhiirrigelinayay barashada iyo ku dhaqanka Qur'aanka Kariimka ah, iyadoo ardaydu soo bandhigeen hibooyinkooda iyo dadaalkii ay geliyeen xifdinta iyo saxidda akhriska Qur'aanka

24/05/2026

Hay'ada oo ceelbiyood ka daahfurta degmada Diinsoor

28/01/2026

Ugu imoow MABKO alaab tayo iyo damaanad leh.

28/01/2026

Isku diyarinta MABKO ee maalmaha RAMADAN KA ee nagu soo aadan .

21/01/2026

𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘀𝗼𝗼𝗿 𝗲𝗲 𝗴𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗕𝗮𝘆,
waxaa si ba’an u saameeyay abaar daba-dheeratay oo keentay dhibaatooyin nololeed oo halis ah. Roob la’aanta soo noqnoqotay ayaa burburisay hab-nololeedkii bulshada ku tiirsaneyd beeraha iyo xoolaha

Hadaad helysid hooy mid baa hoy laan ah
Midbaa cuna la'an ah

Hadaad ku sadaqeysaneysid biyaha iyo baad ka
Waxaan u taaganhay in aan baahino codka dadka tabaleysan.
𝗨 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮.

20/01/2026

𝙂𝙖𝙧 𝙂𝙖𝙖𝙧 𝙠𝙖 𝙂𝙪𝙡𝙖𝙖 𝙝𝙖𝙮𝙚𝙚
Aan isku gargaarno


Samafale Geesey Arts Kfgs
Maamulka Degmada Diinsoor
IOM Somalia

Want your school to be the top-listed School/college in Diinsoor?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu-Somalia-street 30
Diinsoor