20/06/2026
kusoo dhawaada daarul huda online
Daarul Huda online waxaad ka baran doontaa:
✅ Qur'aanka kariimka ah & Xifdiyinta
✅ Tajwiidka Qur'anka kariimka ah
✅ Higaad Luqadda Carabiga
✅ Af Soomaaliga
✅ Tafsiirka Qur'anka kariimka ah
✅ siirada nebiga (scw)
✅ Ducooyinka
📱 Casharada waxaa lagu qaadan doonaa Zoom WhatsApp iyo Google meet
🕐 Waqtiga dhamaan maalmah todobaadka ka dooran kartaa
🆓 Bisha koowaad waa free tijaabo
Wixii faah faahin ah
Nagala soo xiriir WhatsApp: wa.me/2520906718680
Dal & dibada