Aflax Primary School

Aflax Primary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aflax Primary School, School, 3224 Manchester wy Drive, Westerville, OH.

OGEYSIIS FASAX Dugsiga Aflax wuxuu ogeysiinayaa Macalimiinta, waalidiinta iyo ardayda in berri fasax yahay, munaasabadda...
08/24/2026

OGEYSIIS FASAX

Dugsiga Aflax wuxuu ogeysiinayaa Macalimiinta, waalidiinta iyo ardayda in berri fasax yahay, munaasabadda Dhalashada Nebigeenna Muxammad (NNKH) awgeed.

07/31/2026

Saadaal wacnaantii

Soo noqoshadeenii

Sabtidaa ka kowoo

Berri waa siddi H**e

01-08-2026

07/29/2026

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐ข๐ข ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š

Waalid ma ogtay in dugsiga Aflax Primary School uu kuugu deeqay fursaddan:-

1. ๐‘ฉ๐’‚๐’๐’„๐’‚๐’…๐’…๐’‚ (dirayska) oo ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ฎ๐—ต
2. ๐‘ฉ๐’–๐’–๐’ˆ๐’•๐’‚ ardayga oo ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ฎ๐—ต


Admission is Open Sannad-dugsiyeedka 2026-2027 Aflax Primary School
07/27/2026

Admission is Open
Sannad-dugsiyeedka 2026-2027
Aflax Primary School

Aflax Primary School Waxa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda cusub in uu si rasmi ah u bilaabmay isqorista...
07/19/2026

Aflax Primary School
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda cusub in uu si rasmi ah u bilaabmay isqorista Sanad Dugsiyeedka 2026โ€“2027.
Dugsigu waxa uu soo dhawaynayaa dhammaan ardayda doonaysa inay helaan waxbarasho tayo leh iyo deegaan waxbarasho ku habboon.

Fasallada uu dugsigu qaadanayo.
Qaybta barbaarinta
KG1, KG2, KG3

Fasallada dugsiga hoose/ dhexe
Fasalka 1aad, Fasalka 2aad, Fasalka 3aad
Fasalka 4aad, Fasalka 5aad iyo Fasalka 6aad

Goobta Dugsiga: Geerashka Dhagaxa, gaar ahaan Masaajidka Dr. Gaboose, Xaafadda Qasabka.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh:
Tell: 716660
63 8973719
63 4302086
63 4327415
AFLAX PRIMARY SCHOOL, Burco, Somaliland

06/26/2026

Jimce Wanaagsan!

Aflax Primary School waxay idiin rajaynayaan Jimce barako leh oo ay ka buuxaan nabad, caafimaad, iyo guul. Maalintan barakaysan aan ku xoojino cibaadada, ducada, iyo samaynta wanaagga.

Ilaahay ha inaga aqbalo camalkeenna wanaagsan, hana inagu gallado farxad iyo barwaaqo.

๐Ÿ•Œ Jimce Wanaagsan Dhammaantiin!
๐Ÿ“š

06/25/2026

Happy 26 June Somaliland Independence Day.

06/24/2026

ุตูŠุงู… ูŠูˆู… ุนุงุดูˆุฑุงุก ูŠูƒูุฑ ุฐู†ูˆุจ ุงู„ุณู†ุฉ ุงู„ู…ุงุถูŠุฉุŒ
ู„ู‚ูˆู„ ุงู„ู†ุจูŠ ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ: "ุตูŠุงู… ูŠูˆู… ุนุงุดูˆุฑุงุกุŒ ุฃุญุชุณุจ ุนู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠูƒูุฑ ุงู„ุณู†ุฉ ุงู„ุชูŠ ู‚ุจู„ู‡"

Aflax Primary School Waxaan dhammaan Muslimiinta ugu hambalyaynaynaa curashada Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 AH. Alle ha...
06/16/2026

Aflax Primary School
Waxaan dhammaan Muslimiinta ugu hambalyaynaynaa curashada Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 AH. Alle ha inaga yeelo sanad kheyr, barwaaqo, caafimaad, nabad iyo guul ku bilowda. Ilaahay ha inagu gallado cibaado suuban, aqoon faaโ€™iido leh, iyo horumar joogto ah.
Sanad Hijriyeed Wacan 1448 AH. ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.

06/13/2026

Fasax nabada qaatoo

Casharkiina Fiiriyo

Feejignaan ku sii wada.

Insha Allah, dugsigu wuxuu dib u furmayaa 01 August 2026.

Address

3224 Manchester Wy Drive
Westerville, OH
43081

Telephone

+13802389924

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aflax Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Aflax Primary School:

Shortcuts

Share

Category