KAAH institute of languages and scientific subjects

KAAH institute of languages and scientific subjects

Share

Wax barta aan barwaaqo gaarnee.

Photos from KAAH institute of languages and scientific subjects's post 09/12/2025

بسم الله الرحمن الرحيم

Ugu h**eyn waxaan u mahad celinayaa ALLAH SW oo inoo suurta galiyay in aan soo gaba gabeyno tartan aqooneedkii iskuulka KAAH shalay oo ay taariikhdu ahayd 11da bisha September sanadka 2025 ta kuna beegnayd hijri ahaan 19 ka Rabiicul Awal 1447 da.

KAAH cup oo iskuulka looga qabto si sanadle ah, sanadkaan waxaa ku guuleystay groupka oo u soo dhabar adeegay juhdi farabadanna soo bixiyay, kaalinta labaadna waxaa soo galay groupka oo iyana dadaal adag soo muujiyay, halka kaalinta saddexaadna ay soo galeen .

Sidoo kale waxaa inoo qabsoontay Xafladda dufcadda 2aad ee Xisaabaadka Aasaasiga ah ee iskuulka KAAH.

Waxaan kaloo bixinay haddiyadaha kaalmaha h**e ee imtixaanka sanad dugsiyeedka 2024/2025.

Guud ahaan KAAH institute of languages and scientific subjects waa kobciyaha iyo kor-uqaadaha soo saara arday maskax ahaan horumarsan lana jaanqaadi kara sii wadida heerarka iskuul ee dhexe iyo sareba.


.

Photos from KAAH institute of languages and scientific subjects's post 01/29/2025

Ustaad Hussein Mohamed Ahmed
Waa mahadsan tahay

Photos from KAAH institute of languages and scientific subjects's post 01/29/2025

بسم الله الرحمن الرحيم
Mahad oo dhan ALLE ayey u sugnaatay kaa oo inoo suurtagaliyay inay noo qabsoonto maalintii shalay ahayd taariikhduna ku asteysneyd 28da Janaayo 2025 ta,hijri ahaanna ku beegneyd 28da Rajab 1446 da, Xafladda dufcadda 1aad ee Xisaabaadka Aasaasiga ah ee iskuulka KAAH.

Photos from KAAH institute of languages and scientific subjects's post 02/24/2024

📷 guuleystayaasha.

Photos from KAAH institute of languages and scientific subjects's post 02/24/2024

.

02/24/2024

Ardayadda ugu aqlaaqda wanaagsan iskuulka KAAH.

02/24/2024

Ardayga ugu aqlaaqda wanaagsan iskuulka KAAH.

02/24/2024

Hambalyo active lions.

02/24/2024

.

02/23/2024

بسم الله الرحمن الرحيم

Ugu h**eyn waxaan u mahad celinayaa ALLAH SW oo inoo suurta galiyay in aan soo gaba gabeyno tartan aqooneedkii iskuulka KAAH taariikhdu markii ay ahayd 19 ka bisha February sanadka 2024 ta kuna beegnayd hijri ahaan 9 ka shacbaan 1445 ta.

KAAH cup oo iskuulka looga qabto si sanadle ah, sanadkaan oo ah sanadkii 4aad waxaa ku guuleystay groupka oo u soo dhabar adeegay juhdi farabadanna soo bixiyay, kaalinta labaadna waxaa soo galay groupka oo iyana dadaal adag soo muujiyay, halka kaalinta saddexaadna ay soo galeen

Waxaan kaloo maanta qabanay xafladda sanadguurada saddexaad ee iskuulka.

Guud ahaan KAAH institute of languages and scientific subjects waa kobciyaha iyo kor-uqaadaha soo saara arday maskax ahaan horumarsan lana jaanqaadi kara sii wadida heerarka iskuul ee dhexe iyo sareba.


.

02/22/2024

Xafladda sanadguurada saddexaad.

Want your school to be the top-listed School/college in Washington D.C.?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Washington D.C., DC

Opening Hours

Monday 1pm - 9pm
Tuesday 1pm - 9pm
Wednesday 1pm - 9pm
Thursday 2pm - 4pm
Friday 2pm - 4pm
Saturday 1pm - 9pm
Sunday 1pm - 9pm