08/05/2025
Mac’hadka Cilmi‑baarista Bayan waxaa uu qabtay kulankiisii labaad ee aadka muhiimka u gu ah bulshada iyo waalidiinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota, USA.
Kulankan oo cinwaankiisu ahaa:
“2nd Community Safety Dialogue: A Parental Perspective” ayaa diiradda lagu saaray doorka waalidiintu ka qaataan badbaadada bulshada iyo korinta wacyiga carruurta.
Waa madal muhiim u ah is‑dhaafsiga aragtiyaha, ka hortagga khataraha bulshada, iyo xoojinta iskaashiga u dhexeeya waalidiinta, dhalinyarada, iyo waxgaradka bulshada.
08/02/2025
Minnesota, USA
Bayan event hall.