01/14/2022
😍🥰Hambalyo 🤩Hambalyo😍 Hampaly💥💚💯
👋 'an online waxa uu gudoonsiiyey arday ka xifdiyay juzaz qur'an ka kariimka ah kamid ah sida: 5 juz 3 juz 1 juz iyo nis kamid ah juz cama.
,oo dhameeyey xifdinta qur'an ka kariimka ah ayaanu shahaadooyin kumaamuusnay ,hadanu nahay maamulka dugsiga waxa anu dhiirigalinaynaa ardayda, si ay usiiwadaan dadaalka iyo Kartida Allah kumanaystay ee xifdinta qur'an ka kariimka ah ee sharaf ta badan.
dugsi qur'an online
baa mahad oodhan mudan🤲🙏