Barkulanka Reer minosota

Barkulanka Reer minosota

Share

Our peaple Are went to Powerfull Istaplished their agiansted

09/08/2021
06/04/2021

Natiijooyinka Degmooyinka lashaaciyey

04/05/2021

TALOOYIN QURUXBADAN OODAN HORAY U ARAG

Waligaa Cid aadan isku hubin haku tashan,

Awoodaada garawso kahor intada shay ku dhaqaaqin,

Hormuud haka dhiganin dadka inta xun,

Ha dooranin liiska dadka Laga fiicanyahay, in lagugu daro oo lagugu xisabiyo,

Qof walboo noloshada kusoo biiraya sida saxibada, xaas, iwm ogoow sababta ay kuugu soo biirayaan,

Qof horusocod leh noqo dib-usocodnimada iska ilaali mustaqbalka ayaa ka fiican wax lasoo dhaafay,

Marnaba Ha xaqirin awoodaada. Adigu haysu jabin dadka iyo noloshaba,

Ka taxadar waxyaabaha aad ugu sheekaynayso nafta,

Qof xaasida iyo mid ku neceb midna hala saaxiibin,

Hadii balaayo ku asiibto raxmaanka xagiisa uun ula carar hadii khayr ku haleelana raxmaanka uun u xamdi,

Ku dedaal inad dantaada raacatid marwaliba,

Hadii ay ku cajabiyeen fadlan like saar

04/04/2021

"Jacaylka ninku wu gabagabooba marka uu isku hubsado jacaylka gabadha"

Want your school to be the top-listed School/college in New York?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


New York, NY