Cabdalla Hiraan

Cabdalla Hiraan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdalla Hiraan, Personal coach, New Hyde Park, NY.

07/30/2024

Xaalku markii uu adagyahay masane dulmi aad dareemeyso samirka badi qof walbaay

Waziirka wazaarada macdanta iyo batroolka xukuumada federaalka soomaaliya iyo wafdi xildhibaano ah  ayaa goor dhaw soo g...
09/01/2023

Waziirka wazaarada macdanta iyo batroolka xukuumada federaalka soomaaliya iyo wafdi xildhibaano ah ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada beled weyne ee xarunta maamulka hiraan isted halkaas oo kulamo kala duwan kula yeeshay ugaaska guud ee basha xawaadle iyo sido kale madaxweynaha hiiraan isted mudane jeeyte ayado warar hoose shegayan in safar uu ku tagi doono degamada maxaas halkaas oo la filaayo in uu madaxweyne xasan shiikh imaan doono maalinta birito ah waxii kusoo kordho halkaan kala soco insha allh

07/19/2023

Kuso dhawaada dhismaha cusub ee guryaha cabdalla hiiraan

07/09/2023

Waxaan halkaan uga mahad celinayaa sxbkey kabtan ayuub oo war uu sheegay waagii halganka aan ku jirnay ogaay damaca aan isaga sifeyneyno alshabaab mahadsanid kabtan

06/14/2023

30 sano gooni isu taagii waxaa beeniyay ssc guul iyo gobonimo dhulmahante

06/14/2023

Maxaa waay waxa aan kala maarmeyn oo la shegaayo

05/10/2023
Malaga yaabaa in soomaaliya sida turkiga camal looga codeeyo doorasho bulsho ah
05/10/2023

Malaga yaabaa in soomaaliya sida turkiga camal looga codeeyo doorasho bulsho ah

04/09/2023

Tolow madaxtooyadi iyo hoobiye xligaan macquul ma ahan ee maa la sheego timir lafaa ku jirtee

Address

New Hyde Park, NY

Telephone

+252614368640

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdalla Hiraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Cabdalla Hiraan:

Shortcuts

Share

Category